{"id":1445,"date":"2025-10-11T14:00:24","date_gmt":"2025-10-11T14:00:24","guid":{"rendered":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/?p=1445"},"modified":"2025-10-11T14:00:26","modified_gmt":"2025-10-11T14:00:26","slug":"xiriirka-sii-kordhaya-ee-xuutiyiinta-yemen-iyo-kooxaha-argagixisada-soomaalida-oo-khatar-ku-ah-amniga-afrika","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/xiriirka-sii-kordhaya-ee-xuutiyiinta-yemen-iyo-kooxaha-argagixisada-soomaalida-oo-khatar-ku-ah-amniga-afrika\/","title":{"rendered":"Xiriirka Sii Kordhaya ee Xuutiyiinta Yemen iyo Kooxaha Argagixisada Soomaalida oo Khatar Ku Ah Amniga Afrika"},"content":{"rendered":"\n<p>Xiriirka u dhexeeya fallaagada Xuutiyiinta ee Yemen iyo kooxaha argagixisada Soomaaliya ayaa halis ku sii kordhaya, isla markaana waxa uu saameyn weyn ku yahay amni-darrada dalka Soomaaliya iyo carqaladda maraakiibta ku safra Gacanka Cadmeed iyo Badda Cas. Arintaani waxaa soo bandhigay warbixin cusub oo ay soo saartay hay\u2019ada Aries Intelligence, oo ka shaqeysa arrimaha amniga.<\/p>\n\n\n\n<p>Aries D. Russell, oo ka tirsan hay\u2019ada, ayaa sheegay in ay jirto caddeyn la isku halleyn karo oo muujinaya in shabakadaha xiriirka la leh Iran iyo Xuutiyiinta ay adeegsanayaan dekedaha Soomaaliya iyo waddooyinka tahriibka si ay u gudbiyaan hub u gaarayo Bariga Afrika.<br>\u201cWaxa aan arkayno waa saameyn iyo joogitaan dhanka saadka ah,halkii laga filan lahaa in Xuutiyiintu si toos ah ciidamo ugu soo daadiyaan Afrika,\u201d ayuu yiri Russell.<\/p>\n\n\n\n<p>Russell ayaa ku sifeeyay Xuutiyiinta iyo dagaalyahanno Jihaadi ah oo ka yimid Ciraaq iyo Suuriya inay yihiin shirkado ciidan oo suuqa madow ah (PMCs) \u2013 kuwaas oo ah ururo nidaamsan oo bixiya adeegyo ciidan sida tababar, talo-bixin, iyo taageero xeeladeed.<\/p>\n\n\n\n<p>\u201cInkastoo ay kooxahani ku dhisan yihiin fikrad iyo xiriiryo shabakadeed, halkii ay noqon lahaayeen shirkado raadinaya faa\u2019iido sida kuwa Reer Galbeedka, haddana waxay u dhaqmaan sida qandaraasleyaal ama kuwo hoosaad u shaqeeya nidaamka hubeysan,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n\n\n\n<p>Wuxuu intaas ku daray in Xuutiyiinta, oo ay taageerto Iran, ay hub siiyaan kooxaha xagjirka ah ee ka dagaalama Soomaaliya. Qalabkaas waxaa ka mid ah diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee hubeysan, qalabka lidka diyaaradaha, iyo qalab kale oo lagu ogaaday inuu ka yimid khaywaanada hubka ee Iran.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xiriirka u dhexeeya fallaagada Xuutiyiinta ee Yemen iyo kooxaha argagixisada Soomaaliya ayaa halis ku sii kordhaya, isla markaana waxa uu saameyn weyn ku yahay amni-darrada dalka Soomaaliya iyo carqaladda maraakiibta&hellip; <\/p>\n","protected":false},"author":8,"featured_media":1446,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[34],"tags":[],"class_list":["post-1445","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somalia"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v27.5 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>Xiriirka Sii Kordhaya ee Xuutiyiinta Yemen iyo Kooxaha Argagixisada Soomaalida oo Khatar Ku Ah Amniga Afrika | SahanPost - English<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/sahanpost.com\/en\/xiriirka-sii-kordhaya-ee-xuutiyiinta-yemen-iyo-kooxaha-argagixisada-soomaalida-oo-khatar-ku-ah-amniga-afrika\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xiriirka Sii Kordhaya ee Xuutiyiinta Yemen iyo Kooxaha Argagixisada Soomaalida oo Khatar Ku Ah Amniga Afrika | SahanPost - English\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xiriirka u dhexeeya fallaagada Xuutiyiinta ee Yemen iyo kooxaha argagixisada Soomaaliya ayaa halis ku sii kordhaya, isla markaana waxa uu saameyn weyn ku yahay amni-darrada dalka Soomaaliya iyo carqaladda maraakiibta&hellip;\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/sahanpost.com\/en\/xiriirka-sii-kordhaya-ee-xuutiyiinta-yemen-iyo-kooxaha-argagixisada-soomaalida-oo-khatar-ku-ah-amniga-afrika\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"SahanPost - English\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/www.facebook.com\/share\/1ALnFYtXWH\/?mibextid=wwXIfr\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-10-11T14:00:24+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2025-10-11T14:00:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/sahanpost.com\/en\/wp-content\/uploads\/sites\/2\/2025\/10\/20251011638957857621384082.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"367\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"M. Mahamed\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@sahan_post\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@sahan_post\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"M. Mahamed\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\\\/\\\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\\\/\\\/sahanpost.com\\\/en\\\/xiriirka-sii-kordhaya-ee-xuutiyiinta-yemen-iyo-kooxaha-argagixisada-soomaalida-oo-khatar-ku-ah-amniga-afrika\\\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\\\/\\\/sahanpost.com\\\/en\\\/xiriirka-sii-kordhaya-ee-xuutiyiinta-yemen-iyo-kooxaha-argagixisada-soomaalida-oo-khatar-ku-ah-amniga-afrika\\\/\"},\"author\":{\"name\":\"M. Mahamed\",\"@id\":\"https:\\\/\\\/sahanpost.com\\\/en\\\/#\\\/schema\\\/person\\\/9f6678f5a9b4ef864aa50fad14cb3df2\"},\"headline\":\"Xiriirka Sii Kordhaya ee Xuutiyiinta Yemen iyo Kooxaha Argagixisada Soomaalida oo Khatar Ku Ah Amniga Afrika\",\"datePublished\":\"2025-10-11T14:00:24+00:00\",\"dateModified\":\"2025-10-11T14:00:26+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\\\/\\\/sahanpost.com\\\/en\\\/xiriirka-sii-kordhaya-ee-xuutiyiinta-yemen-iyo-kooxaha-argagixisada-soomaalida-oo-khatar-ku-ah-amniga-afrika\\\/\"},\"wordCount\":266,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\\\/\\\/sahanpost.com\\\/en\\\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\\\/\\\/sahanpost.com\\\/en\\\/xiriirka-sii-kordhaya-ee-xuutiyiinta-yemen-iyo-kooxaha-argagixisada-soomaalida-oo-khatar-ku-ah-amniga-afrika\\\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\\\/\\\/sahanpost.com\\\/en\\\/wp-content\\\/uploads\\\/sites\\\/2\\\/2025\\\/10\\\/20251011638957857621384082.jpg\",\"articleSection\":[\"Somalia\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\\\/\\\/sahanpost.com\\\/en\\\/xiriirka-sii-kordhaya-ee-xuutiyiinta-yemen-iyo-kooxaha-argagixisada-soomaalida-oo-khatar-ku-ah-amniga-afrika\\\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\\\/\\\/sahanpost.com\\\/en\\\/xiriirka-sii-kordhaya-ee-xuutiyiinta-yemen-iyo-kooxaha-argagixisada-soomaalida-oo-khatar-ku-ah-amniga-afrika\\\/\",\"url\":\"https:\\\/\\\/sahanpost.com\\\/en\\\/xiriirka-sii-kordhaya-ee-xuutiyiinta-yemen-iyo-kooxaha-argagixisada-soomaalida-oo-khatar-ku-ah-amniga-afrika\\\/\",\"name\":\"Xiriirka Sii Kordhaya ee Xuutiyiinta Yemen iyo Kooxaha Argagixisada Soomaalida oo Khatar Ku Ah Amniga Afrika | SahanPost - English\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\\\/\\\/sahanpost.com\\\/en\\\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\\\/\\\/sahanpost.com\\\/en\\\/xiriirka-sii-kordhaya-ee-xuutiyiinta-yemen-iyo-kooxaha-argagixisada-soomaalida-oo-khatar-ku-ah-amniga-afrika\\\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\\\/\\\/sahanpost.com\\\/en\\\/xiriirka-sii-kordhaya-ee-xuutiyiinta-yemen-iyo-kooxaha-argagixisada-soomaalida-oo-khatar-ku-ah-amniga-afrika\\\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\\\/\\\/sahanpost.com\\\/en\\\/wp-content\\\/uploads\\\/sites\\\/2\\\/2025\\\/10\\\/20251011638957857621384082.jpg\",\"datePublished\":\"2025-10-11T14:00:24+00:00\",\"dateModified\":\"2025-10-11T14:00:26+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\\\/\\\/sahanpost.com\\\/en\\\/xiriirka-sii-kordhaya-ee-xuutiyiinta-yemen-iyo-kooxaha-argagixisada-soomaalida-oo-khatar-ku-ah-amniga-afrika\\\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\\\/\\\/sahanpost.com\\\/en\\\/xiriirka-sii-kordhaya-ee-xuutiyiinta-yemen-iyo-kooxaha-argagixisada-soomaalida-oo-khatar-ku-ah-amniga-afrika\\\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\\\/\\\/sahanpost.com\\\/en\\\/xiriirka-sii-kordhaya-ee-xuutiyiinta-yemen-iyo-kooxaha-argagixisada-soomaalida-oo-khatar-ku-ah-amniga-afrika\\\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\\\/\\\/sahanpost.com\\\/en\\\/wp-content\\\/uploads\\\/sites\\\/2\\\/2025\\\/10\\\/20251011638957857621384082.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\\\/\\\/sahanpost.com\\\/en\\\/wp-content\\\/uploads\\\/sites\\\/2\\\/2025\\\/10\\\/20251011638957857621384082.jpg\",\"width\":660,\"height\":367},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\\\/\\\/sahanpost.com\\\/en\\\/xiriirka-sii-kordhaya-ee-xuutiyiinta-yemen-iyo-kooxaha-argagixisada-soomaalida-oo-khatar-ku-ah-amniga-afrika\\\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\\\/\\\/sahanpost.com\\\/en\\\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xiriirka Sii Kordhaya ee Xuutiyiinta Yemen iyo Kooxaha Argagixisada Soomaalida oo Khatar Ku Ah Amniga Afrika\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\\\/\\\/sahanpost.com\\\/en\\\/#website\",\"url\":\"https:\\\/\\\/sahanpost.com\\\/en\\\/\",\"name\":\"Mapping the Nomad Mind-Insight Beyond the Headlines - SahanPost\",\"description\":\"Mapping the nomad mind-insight beyond the headlines\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\\\/\\\/sahanpost.com\\\/en\\\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\\\/\\\/sahanpost.com\\\/en\\\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\\\/\\\/sahanpost.com\\\/en\\\/#organization\",\"name\":\"Mapping the Nomad Mind-Insight Beyond the Headlines - SahanPost\",\"url\":\"https:\\\/\\\/sahanpost.com\\\/en\\\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\\\/\\\/sahanpost.com\\\/en\\\/#\\\/schema\\\/logo\\\/image\\\/\",\"url\":\"https:\\\/\\\/sahanpost.com\\\/en\\\/wp-content\\\/uploads\\\/sites\\\/2\\\/2025\\\/10\\\/Asset-3.png\",\"contentUrl\":\"https:\\\/\\\/sahanpost.com\\\/en\\\/wp-content\\\/uploads\\\/sites\\\/2\\\/2025\\\/10\\\/Asset-3.png\",\"width\":1172,\"height\":632,\"caption\":\"Mapping the Nomad Mind-Insight Beyond the Headlines - SahanPost\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\\\/\\\/sahanpost.com\\\/en\\\/#\\\/schema\\\/logo\\\/image\\\/\"},\"sameAs\":[\"https:\\\/\\\/www.facebook.com\\\/share\\\/1ALnFYtXWH\\\/?mibextid=wwXIfr\",\"https:\\\/\\\/x.com\\\/sahan_post\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\\\/\\\/sahanpost.com\\\/en\\\/#\\\/schema\\\/person\\\/9f6678f5a9b4ef864aa50fad14cb3df2\",\"name\":\"M. Mahamed\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\\\/\\\/secure.gravatar.com\\\/avatar\\\/d07883b63149f9a753db66d1461f70b2d06506d81b6cb42238a7053a06f96f7b?s=96&d=mm&r=g\",\"url\":\"https:\\\/\\\/secure.gravatar.com\\\/avatar\\\/d07883b63149f9a753db66d1461f70b2d06506d81b6cb42238a7053a06f96f7b?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\\\/\\\/secure.gravatar.com\\\/avatar\\\/d07883b63149f9a753db66d1461f70b2d06506d81b6cb42238a7053a06f96f7b?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"M. Mahamed\"},\"description\":\"Senior Editor\",\"sameAs\":[\"http:\\\/\\\/sahanpost.com\"],\"url\":\"https:\\\/\\\/sahanpost.com\\\/en\\\/author\\\/mahamed\\\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xiriirka Sii Kordhaya ee Xuutiyiinta Yemen iyo Kooxaha Argagixisada Soomaalida oo Khatar Ku Ah Amniga Afrika | SahanPost - English","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/xiriirka-sii-kordhaya-ee-xuutiyiinta-yemen-iyo-kooxaha-argagixisada-soomaalida-oo-khatar-ku-ah-amniga-afrika\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xiriirka Sii Kordhaya ee Xuutiyiinta Yemen iyo Kooxaha Argagixisada Soomaalida oo Khatar Ku Ah Amniga Afrika | SahanPost - English","og_description":"Xiriirka u dhexeeya fallaagada Xuutiyiinta ee Yemen iyo kooxaha argagixisada Soomaaliya ayaa halis ku sii kordhaya, isla markaana waxa uu saameyn weyn ku yahay amni-darrada dalka Soomaaliya iyo carqaladda maraakiibta&hellip;","og_url":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/xiriirka-sii-kordhaya-ee-xuutiyiinta-yemen-iyo-kooxaha-argagixisada-soomaalida-oo-khatar-ku-ah-amniga-afrika\/","og_site_name":"SahanPost - English","article_publisher":"https:\/\/www.facebook.com\/share\/1ALnFYtXWH\/?mibextid=wwXIfr","article_published_time":"2025-10-11T14:00:24+00:00","article_modified_time":"2025-10-11T14:00:26+00:00","og_image":[{"width":660,"height":367,"url":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/wp-content\/uploads\/sites\/2\/2025\/10\/20251011638957857621384082.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"M. Mahamed","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@sahan_post","twitter_site":"@sahan_post","twitter_misc":{"Written by":"M. Mahamed","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/xiriirka-sii-kordhaya-ee-xuutiyiinta-yemen-iyo-kooxaha-argagixisada-soomaalida-oo-khatar-ku-ah-amniga-afrika\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/xiriirka-sii-kordhaya-ee-xuutiyiinta-yemen-iyo-kooxaha-argagixisada-soomaalida-oo-khatar-ku-ah-amniga-afrika\/"},"author":{"name":"M. Mahamed","@id":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/#\/schema\/person\/9f6678f5a9b4ef864aa50fad14cb3df2"},"headline":"Xiriirka Sii Kordhaya ee Xuutiyiinta Yemen iyo Kooxaha Argagixisada Soomaalida oo Khatar Ku Ah Amniga Afrika","datePublished":"2025-10-11T14:00:24+00:00","dateModified":"2025-10-11T14:00:26+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/xiriirka-sii-kordhaya-ee-xuutiyiinta-yemen-iyo-kooxaha-argagixisada-soomaalida-oo-khatar-ku-ah-amniga-afrika\/"},"wordCount":266,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/xiriirka-sii-kordhaya-ee-xuutiyiinta-yemen-iyo-kooxaha-argagixisada-soomaalida-oo-khatar-ku-ah-amniga-afrika\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/wp-content\/uploads\/sites\/2\/2025\/10\/20251011638957857621384082.jpg","articleSection":["Somalia"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/sahanpost.com\/en\/xiriirka-sii-kordhaya-ee-xuutiyiinta-yemen-iyo-kooxaha-argagixisada-soomaalida-oo-khatar-ku-ah-amniga-afrika\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/xiriirka-sii-kordhaya-ee-xuutiyiinta-yemen-iyo-kooxaha-argagixisada-soomaalida-oo-khatar-ku-ah-amniga-afrika\/","url":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/xiriirka-sii-kordhaya-ee-xuutiyiinta-yemen-iyo-kooxaha-argagixisada-soomaalida-oo-khatar-ku-ah-amniga-afrika\/","name":"Xiriirka Sii Kordhaya ee Xuutiyiinta Yemen iyo Kooxaha Argagixisada Soomaalida oo Khatar Ku Ah Amniga Afrika | SahanPost - English","isPartOf":{"@id":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/xiriirka-sii-kordhaya-ee-xuutiyiinta-yemen-iyo-kooxaha-argagixisada-soomaalida-oo-khatar-ku-ah-amniga-afrika\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/xiriirka-sii-kordhaya-ee-xuutiyiinta-yemen-iyo-kooxaha-argagixisada-soomaalida-oo-khatar-ku-ah-amniga-afrika\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/wp-content\/uploads\/sites\/2\/2025\/10\/20251011638957857621384082.jpg","datePublished":"2025-10-11T14:00:24+00:00","dateModified":"2025-10-11T14:00:26+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/xiriirka-sii-kordhaya-ee-xuutiyiinta-yemen-iyo-kooxaha-argagixisada-soomaalida-oo-khatar-ku-ah-amniga-afrika\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/sahanpost.com\/en\/xiriirka-sii-kordhaya-ee-xuutiyiinta-yemen-iyo-kooxaha-argagixisada-soomaalida-oo-khatar-ku-ah-amniga-afrika\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/xiriirka-sii-kordhaya-ee-xuutiyiinta-yemen-iyo-kooxaha-argagixisada-soomaalida-oo-khatar-ku-ah-amniga-afrika\/#primaryimage","url":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/wp-content\/uploads\/sites\/2\/2025\/10\/20251011638957857621384082.jpg","contentUrl":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/wp-content\/uploads\/sites\/2\/2025\/10\/20251011638957857621384082.jpg","width":660,"height":367},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/xiriirka-sii-kordhaya-ee-xuutiyiinta-yemen-iyo-kooxaha-argagixisada-soomaalida-oo-khatar-ku-ah-amniga-afrika\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xiriirka Sii Kordhaya ee Xuutiyiinta Yemen iyo Kooxaha Argagixisada Soomaalida oo Khatar Ku Ah Amniga Afrika"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/#website","url":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/","name":"Mapping the Nomad Mind-Insight Beyond the Headlines - SahanPost","description":"Mapping the nomad mind-insight beyond the headlines","publisher":{"@id":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/#organization","name":"Mapping the Nomad Mind-Insight Beyond the Headlines - SahanPost","url":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/wp-content\/uploads\/sites\/2\/2025\/10\/Asset-3.png","contentUrl":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/wp-content\/uploads\/sites\/2\/2025\/10\/Asset-3.png","width":1172,"height":632,"caption":"Mapping the Nomad Mind-Insight Beyond the Headlines - SahanPost"},"image":{"@id":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/www.facebook.com\/share\/1ALnFYtXWH\/?mibextid=wwXIfr","https:\/\/x.com\/sahan_post"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/#\/schema\/person\/9f6678f5a9b4ef864aa50fad14cb3df2","name":"M. Mahamed","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/d07883b63149f9a753db66d1461f70b2d06506d81b6cb42238a7053a06f96f7b?s=96&d=mm&r=g","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/d07883b63149f9a753db66d1461f70b2d06506d81b6cb42238a7053a06f96f7b?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/d07883b63149f9a753db66d1461f70b2d06506d81b6cb42238a7053a06f96f7b?s=96&d=mm&r=g","caption":"M. Mahamed"},"description":"Senior Editor","sameAs":["http:\/\/sahanpost.com"],"url":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/author\/mahamed\/"}]}},"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/wp-content\/uploads\/sites\/2\/2025\/10\/20251011638957857621384082.jpg","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1445","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/wp-json\/wp\/v2\/users\/8"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1445"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1445\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1447,"href":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1445\/revisions\/1447"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1446"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1445"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1445"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1445"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}