{"id":2078,"date":"2025-10-26T09:02:19","date_gmt":"2025-10-26T09:02:19","guid":{"rendered":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/?p=2078"},"modified":"2025-10-26T09:02:19","modified_gmt":"2025-10-26T09:02:19","slug":"muhiimadda-heshiisiinta-beelaha-wada-dega-ceerigaabo-iyo-saameynta-ay-ku-leedahay-maamuladda-puntland-iyo-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/muhiimadda-heshiisiinta-beelaha-wada-dega-ceerigaabo-iyo-saameynta-ay-ku-leedahay-maamuladda-puntland-iyo-somaliland\/","title":{"rendered":"Muhiimadda Heshiisiinta Beelaha wada Dega Ceerigaabo iyo saameynta ay ku leedahay Maamuladda Puntland iyo Somaliland"},"content":{"rendered":"<p>Ceerigaabo, waa magaalo leh istaraatijiyad muhiim ah oo dhinacyo badan leh.\u00a0 Waxay hoy u tahay beelo kala duwan oo Soomaaliyeed oo muddo dheer wada degganaa deegaankaas, balse mararka qaar uu khilaaf ka dhex dhaco, kaasoo isu badalay dagaal saameyn ku yeeshay deegaankaas.<br \/>\nIs-fahamka iyo nabadda ka dhalata heshiisiinta beelahaas waxa ay xambaarsan tahay muhiimado dhowr ah, oo ay ugu horeeyaan amniga, dhaqaalaha, ganacsiga, iyo siyaasadda, kuwaas oo si toos ah u saameynaya labada maamul ee Somaliland iyo Puntland.<br \/>\nMarka Deegaanku helo xasilooni waxay\u00a0 fure u tahay horumar kasta oo la doonayo in laga hirgeliyo, haddii ay noqoto adeeg Bulsho, maalgashi, ama isu-socodka dadka iyo ganacsiga.<br \/>\nColaadaha beelaha waxay fursad siiyaan kooxaha hubeysan, kuwa muqaadaradka isticmaala iyo xagjirka inay ku faafaan deegaankaas, taasoo khatar ku ah labada maamul iyo Bulshada halkaas ku nool.<br \/>\nNabaddu waxay xaqiijisaa in adeega dowladnimadu gaaro Bulshada deegaankaas ku dhaqan, sidoo Kalena ay xasilooni ku noolaadaan.<br \/>\nCeerigaabo waa marin muhiim u ah isku xirka Gobolada Somaliland iyo Puntland, taas oo ka dhigaysa marin ganacsiyeed oo istaraatiiji u\u00a0 ah labada Maamul iyo dadka ku dhaqan deegaanadaas.<br \/>\nNabadda Beeluhu waxay dhiirrigelisaa in isu-socodku furmo, iyadoo suurtagal ka dhigeysa in ganacsatadu helaan marin ay soo marsiiyaan Ganacsiyada u kala gooshaya Gobolada Somaliland iyo Puntland, maadaama labada Bulsho ay leeyihiin xiriir soo jireen ah oo ganacsi.<br \/>\nCeerigaabo waxay hodan ku tahay dhanka Xoolaha nool, macdanta, iyo dhulka beeraha leh, balse dhammaan kheyraadkaas waxba ma tarayaan haddii khilaaf beeleed ka taagan yahay deegaankaas, wana sababta keentay in Madaxda labada maamul ay wada qaataan Heshiisiinta beelaha, si looga wada faa\u2019iiideysto dhan walba deegaankaas.<br \/>\nPuntland iyo Somaliland labaduba Heshiisiinta beelaha waxay u dhiseysaa jawi wada-hadal Siyaasadeed oo fursad siin kara xal waara oo ay labada maamul ku gaaraan is-afgarad ku saleysan danaha dadka deegaanka iyo Maamuladooda.<br \/>\nIsimada dhaqanka ee deegaankaas\u00a0 waxay leeyihiin awood iyo saameyn ay ku dhex leeyihiin dadkooda ku dhaqan deegaanadaas, waxayna fure u yihiin nabad iyo xal waara in ay gaarsiiyaan Bulshadooda, Isimadaas oo ugu horeeyo Suldaan Siciid, waxay ku dhex leeyihiin Maamulada Puntland iyo Somaliland ixtiraam iyo qadarin wayn taasoo u sahlaysa in ay mar walba qayb ka noqdaan Nabada iyo Heshiisiinta Beelaha walaalaha ah.<br \/>\nHeshiiska laga gaaro Khilaafka Ceerigaabo waxay Puntland u sahlaysaa inay sii xoojiso xiriirkeeda Ganacsi iyo dhaqaale ee ay la leedahay Somaliland.<br \/>\nHeshiisiinta beelaha wada dega Ceerigaabo waxay muhiimad wayn u leedahay labada Maamul ee Puntland iyo Somaliland, waxayna si toos ah u saameynaysaa amniga, dhaqaalaha, ganacsiga, iyo siyaasadda\u00a0 guud ahaan, waana muhiim in qof kasta oo Soomaaliyeed\u00a0 uu boogaadiyo Heshiisiinta Beelaha iyo isdhex galka Bulshada Walalaha ah.<\/p>\n<p><em>Ahmed Abdirisak Dirie Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda-Puntland.\u00a0<\/em><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ceerigaabo, waa magaalo leh istaraatijiyad muhiim ah oo dhinacyo badan leh.\u00a0 Waxay hoy u tahay beelo kala duwan oo Soomaaliyeed oo muddo dheer wada degganaa deegaankaas, balse mararka qaar uu&hellip; <\/p>\n","protected":false},"author":8,"featured_media":2079,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[40,37],"tags":[],"class_list":["post-2078","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-opinions","category-puntland"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v27.5 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>Muhiimadda Heshiisiinta Beelaha wada Dega Ceerigaabo iyo saameynta ay ku leedahay Maamuladda Puntland iyo Somaliland | SahanPost - English<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/sahanpost.com\/en\/muhiimadda-heshiisiinta-beelaha-wada-dega-ceerigaabo-iyo-saameynta-ay-ku-leedahay-maamuladda-puntland-iyo-somaliland\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Muhiimadda Heshiisiinta Beelaha wada Dega Ceerigaabo iyo saameynta ay ku leedahay Maamuladda Puntland iyo Somaliland | SahanPost - English\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ceerigaabo, waa magaalo leh istaraatijiyad muhiim ah oo dhinacyo badan leh.\u00a0 Waxay hoy u tahay beelo kala duwan oo Soomaaliyeed oo muddo dheer wada degganaa deegaankaas, balse mararka qaar uu&hellip;\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/sahanpost.com\/en\/muhiimadda-heshiisiinta-beelaha-wada-dega-ceerigaabo-iyo-saameynta-ay-ku-leedahay-maamuladda-puntland-iyo-somaliland\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"SahanPost - English\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/www.facebook.com\/share\/1ALnFYtXWH\/?mibextid=wwXIfr\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-10-26T09:02:19+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/sahanpost.com\/en\/wp-content\/uploads\/sites\/2\/2025\/10\/20251023638968310645181644.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"360\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"M. Mahamed\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@sahan_post\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@sahan_post\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"M. Mahamed\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\\\/\\\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\\\/\\\/sahanpost.com\\\/en\\\/muhiimadda-heshiisiinta-beelaha-wada-dega-ceerigaabo-iyo-saameynta-ay-ku-leedahay-maamuladda-puntland-iyo-somaliland\\\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\\\/\\\/sahanpost.com\\\/en\\\/muhiimadda-heshiisiinta-beelaha-wada-dega-ceerigaabo-iyo-saameynta-ay-ku-leedahay-maamuladda-puntland-iyo-somaliland\\\/\"},\"author\":{\"name\":\"M. Mahamed\",\"@id\":\"https:\\\/\\\/sahanpost.com\\\/en\\\/#\\\/schema\\\/person\\\/9f6678f5a9b4ef864aa50fad14cb3df2\"},\"headline\":\"Muhiimadda Heshiisiinta Beelaha wada Dega Ceerigaabo iyo saameynta ay ku leedahay Maamuladda Puntland iyo Somaliland\",\"datePublished\":\"2025-10-26T09:02:19+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\\\/\\\/sahanpost.com\\\/en\\\/muhiimadda-heshiisiinta-beelaha-wada-dega-ceerigaabo-iyo-saameynta-ay-ku-leedahay-maamuladda-puntland-iyo-somaliland\\\/\"},\"wordCount\":446,\"commentCount\":0,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\\\/\\\/sahanpost.com\\\/en\\\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\\\/\\\/sahanpost.com\\\/en\\\/muhiimadda-heshiisiinta-beelaha-wada-dega-ceerigaabo-iyo-saameynta-ay-ku-leedahay-maamuladda-puntland-iyo-somaliland\\\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\\\/\\\/sahanpost.com\\\/en\\\/wp-content\\\/uploads\\\/sites\\\/2\\\/2025\\\/10\\\/20251023638968310645181644.jpg\",\"articleSection\":[\"Opinions\",\"Puntland\"],\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"CommentAction\",\"name\":\"Comment\",\"target\":[\"https:\\\/\\\/sahanpost.com\\\/en\\\/muhiimadda-heshiisiinta-beelaha-wada-dega-ceerigaabo-iyo-saameynta-ay-ku-leedahay-maamuladda-puntland-iyo-somaliland\\\/#respond\"]}]},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\\\/\\\/sahanpost.com\\\/en\\\/muhiimadda-heshiisiinta-beelaha-wada-dega-ceerigaabo-iyo-saameynta-ay-ku-leedahay-maamuladda-puntland-iyo-somaliland\\\/\",\"url\":\"https:\\\/\\\/sahanpost.com\\\/en\\\/muhiimadda-heshiisiinta-beelaha-wada-dega-ceerigaabo-iyo-saameynta-ay-ku-leedahay-maamuladda-puntland-iyo-somaliland\\\/\",\"name\":\"Muhiimadda Heshiisiinta Beelaha wada Dega Ceerigaabo iyo saameynta ay ku leedahay Maamuladda Puntland iyo Somaliland | SahanPost - English\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\\\/\\\/sahanpost.com\\\/en\\\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\\\/\\\/sahanpost.com\\\/en\\\/muhiimadda-heshiisiinta-beelaha-wada-dega-ceerigaabo-iyo-saameynta-ay-ku-leedahay-maamuladda-puntland-iyo-somaliland\\\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\\\/\\\/sahanpost.com\\\/en\\\/muhiimadda-heshiisiinta-beelaha-wada-dega-ceerigaabo-iyo-saameynta-ay-ku-leedahay-maamuladda-puntland-iyo-somaliland\\\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\\\/\\\/sahanpost.com\\\/en\\\/wp-content\\\/uploads\\\/sites\\\/2\\\/2025\\\/10\\\/20251023638968310645181644.jpg\",\"datePublished\":\"2025-10-26T09:02:19+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\\\/\\\/sahanpost.com\\\/en\\\/muhiimadda-heshiisiinta-beelaha-wada-dega-ceerigaabo-iyo-saameynta-ay-ku-leedahay-maamuladda-puntland-iyo-somaliland\\\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\\\/\\\/sahanpost.com\\\/en\\\/muhiimadda-heshiisiinta-beelaha-wada-dega-ceerigaabo-iyo-saameynta-ay-ku-leedahay-maamuladda-puntland-iyo-somaliland\\\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\\\/\\\/sahanpost.com\\\/en\\\/muhiimadda-heshiisiinta-beelaha-wada-dega-ceerigaabo-iyo-saameynta-ay-ku-leedahay-maamuladda-puntland-iyo-somaliland\\\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\\\/\\\/sahanpost.com\\\/en\\\/wp-content\\\/uploads\\\/sites\\\/2\\\/2025\\\/10\\\/20251023638968310645181644.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\\\/\\\/sahanpost.com\\\/en\\\/wp-content\\\/uploads\\\/sites\\\/2\\\/2025\\\/10\\\/20251023638968310645181644.jpg\",\"width\":660,\"height\":360},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\\\/\\\/sahanpost.com\\\/en\\\/muhiimadda-heshiisiinta-beelaha-wada-dega-ceerigaabo-iyo-saameynta-ay-ku-leedahay-maamuladda-puntland-iyo-somaliland\\\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\\\/\\\/sahanpost.com\\\/en\\\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Muhiimadda Heshiisiinta Beelaha wada Dega Ceerigaabo iyo saameynta ay ku leedahay Maamuladda Puntland iyo Somaliland\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\\\/\\\/sahanpost.com\\\/en\\\/#website\",\"url\":\"https:\\\/\\\/sahanpost.com\\\/en\\\/\",\"name\":\"Mapping the Nomad Mind-Insight Beyond the Headlines - SahanPost\",\"description\":\"Mapping the nomad mind-insight beyond the headlines\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\\\/\\\/sahanpost.com\\\/en\\\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\\\/\\\/sahanpost.com\\\/en\\\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\\\/\\\/sahanpost.com\\\/en\\\/#organization\",\"name\":\"Mapping the Nomad Mind-Insight Beyond the Headlines - SahanPost\",\"url\":\"https:\\\/\\\/sahanpost.com\\\/en\\\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\\\/\\\/sahanpost.com\\\/en\\\/#\\\/schema\\\/logo\\\/image\\\/\",\"url\":\"https:\\\/\\\/sahanpost.com\\\/en\\\/wp-content\\\/uploads\\\/sites\\\/2\\\/2025\\\/10\\\/Asset-3.png\",\"contentUrl\":\"https:\\\/\\\/sahanpost.com\\\/en\\\/wp-content\\\/uploads\\\/sites\\\/2\\\/2025\\\/10\\\/Asset-3.png\",\"width\":1172,\"height\":632,\"caption\":\"Mapping the Nomad Mind-Insight Beyond the Headlines - SahanPost\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\\\/\\\/sahanpost.com\\\/en\\\/#\\\/schema\\\/logo\\\/image\\\/\"},\"sameAs\":[\"https:\\\/\\\/www.facebook.com\\\/share\\\/1ALnFYtXWH\\\/?mibextid=wwXIfr\",\"https:\\\/\\\/x.com\\\/sahan_post\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\\\/\\\/sahanpost.com\\\/en\\\/#\\\/schema\\\/person\\\/9f6678f5a9b4ef864aa50fad14cb3df2\",\"name\":\"M. Mahamed\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\\\/\\\/secure.gravatar.com\\\/avatar\\\/d07883b63149f9a753db66d1461f70b2d06506d81b6cb42238a7053a06f96f7b?s=96&d=mm&r=g\",\"url\":\"https:\\\/\\\/secure.gravatar.com\\\/avatar\\\/d07883b63149f9a753db66d1461f70b2d06506d81b6cb42238a7053a06f96f7b?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\\\/\\\/secure.gravatar.com\\\/avatar\\\/d07883b63149f9a753db66d1461f70b2d06506d81b6cb42238a7053a06f96f7b?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"M. Mahamed\"},\"description\":\"Senior Editor\",\"sameAs\":[\"http:\\\/\\\/sahanpost.com\"],\"url\":\"https:\\\/\\\/sahanpost.com\\\/en\\\/author\\\/mahamed\\\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Muhiimadda Heshiisiinta Beelaha wada Dega Ceerigaabo iyo saameynta ay ku leedahay Maamuladda Puntland iyo Somaliland | SahanPost - English","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/muhiimadda-heshiisiinta-beelaha-wada-dega-ceerigaabo-iyo-saameynta-ay-ku-leedahay-maamuladda-puntland-iyo-somaliland\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Muhiimadda Heshiisiinta Beelaha wada Dega Ceerigaabo iyo saameynta ay ku leedahay Maamuladda Puntland iyo Somaliland | SahanPost - English","og_description":"Ceerigaabo, waa magaalo leh istaraatijiyad muhiim ah oo dhinacyo badan leh.\u00a0 Waxay hoy u tahay beelo kala duwan oo Soomaaliyeed oo muddo dheer wada degganaa deegaankaas, balse mararka qaar uu&hellip;","og_url":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/muhiimadda-heshiisiinta-beelaha-wada-dega-ceerigaabo-iyo-saameynta-ay-ku-leedahay-maamuladda-puntland-iyo-somaliland\/","og_site_name":"SahanPost - English","article_publisher":"https:\/\/www.facebook.com\/share\/1ALnFYtXWH\/?mibextid=wwXIfr","article_published_time":"2025-10-26T09:02:19+00:00","og_image":[{"width":660,"height":360,"url":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/wp-content\/uploads\/sites\/2\/2025\/10\/20251023638968310645181644.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"M. Mahamed","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@sahan_post","twitter_site":"@sahan_post","twitter_misc":{"Written by":"M. Mahamed","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/muhiimadda-heshiisiinta-beelaha-wada-dega-ceerigaabo-iyo-saameynta-ay-ku-leedahay-maamuladda-puntland-iyo-somaliland\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/muhiimadda-heshiisiinta-beelaha-wada-dega-ceerigaabo-iyo-saameynta-ay-ku-leedahay-maamuladda-puntland-iyo-somaliland\/"},"author":{"name":"M. Mahamed","@id":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/#\/schema\/person\/9f6678f5a9b4ef864aa50fad14cb3df2"},"headline":"Muhiimadda Heshiisiinta Beelaha wada Dega Ceerigaabo iyo saameynta ay ku leedahay Maamuladda Puntland iyo Somaliland","datePublished":"2025-10-26T09:02:19+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/muhiimadda-heshiisiinta-beelaha-wada-dega-ceerigaabo-iyo-saameynta-ay-ku-leedahay-maamuladda-puntland-iyo-somaliland\/"},"wordCount":446,"commentCount":0,"publisher":{"@id":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/muhiimadda-heshiisiinta-beelaha-wada-dega-ceerigaabo-iyo-saameynta-ay-ku-leedahay-maamuladda-puntland-iyo-somaliland\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/wp-content\/uploads\/sites\/2\/2025\/10\/20251023638968310645181644.jpg","articleSection":["Opinions","Puntland"],"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"CommentAction","name":"Comment","target":["https:\/\/sahanpost.com\/en\/muhiimadda-heshiisiinta-beelaha-wada-dega-ceerigaabo-iyo-saameynta-ay-ku-leedahay-maamuladda-puntland-iyo-somaliland\/#respond"]}]},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/muhiimadda-heshiisiinta-beelaha-wada-dega-ceerigaabo-iyo-saameynta-ay-ku-leedahay-maamuladda-puntland-iyo-somaliland\/","url":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/muhiimadda-heshiisiinta-beelaha-wada-dega-ceerigaabo-iyo-saameynta-ay-ku-leedahay-maamuladda-puntland-iyo-somaliland\/","name":"Muhiimadda Heshiisiinta Beelaha wada Dega Ceerigaabo iyo saameynta ay ku leedahay Maamuladda Puntland iyo Somaliland | SahanPost - English","isPartOf":{"@id":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/muhiimadda-heshiisiinta-beelaha-wada-dega-ceerigaabo-iyo-saameynta-ay-ku-leedahay-maamuladda-puntland-iyo-somaliland\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/muhiimadda-heshiisiinta-beelaha-wada-dega-ceerigaabo-iyo-saameynta-ay-ku-leedahay-maamuladda-puntland-iyo-somaliland\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/wp-content\/uploads\/sites\/2\/2025\/10\/20251023638968310645181644.jpg","datePublished":"2025-10-26T09:02:19+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/muhiimadda-heshiisiinta-beelaha-wada-dega-ceerigaabo-iyo-saameynta-ay-ku-leedahay-maamuladda-puntland-iyo-somaliland\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/sahanpost.com\/en\/muhiimadda-heshiisiinta-beelaha-wada-dega-ceerigaabo-iyo-saameynta-ay-ku-leedahay-maamuladda-puntland-iyo-somaliland\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/muhiimadda-heshiisiinta-beelaha-wada-dega-ceerigaabo-iyo-saameynta-ay-ku-leedahay-maamuladda-puntland-iyo-somaliland\/#primaryimage","url":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/wp-content\/uploads\/sites\/2\/2025\/10\/20251023638968310645181644.jpg","contentUrl":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/wp-content\/uploads\/sites\/2\/2025\/10\/20251023638968310645181644.jpg","width":660,"height":360},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/muhiimadda-heshiisiinta-beelaha-wada-dega-ceerigaabo-iyo-saameynta-ay-ku-leedahay-maamuladda-puntland-iyo-somaliland\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Muhiimadda Heshiisiinta Beelaha wada Dega Ceerigaabo iyo saameynta ay ku leedahay Maamuladda Puntland iyo Somaliland"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/#website","url":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/","name":"Mapping the Nomad Mind-Insight Beyond the Headlines - SahanPost","description":"Mapping the nomad mind-insight beyond the headlines","publisher":{"@id":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/#organization","name":"Mapping the Nomad Mind-Insight Beyond the Headlines - SahanPost","url":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/wp-content\/uploads\/sites\/2\/2025\/10\/Asset-3.png","contentUrl":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/wp-content\/uploads\/sites\/2\/2025\/10\/Asset-3.png","width":1172,"height":632,"caption":"Mapping the Nomad Mind-Insight Beyond the Headlines - SahanPost"},"image":{"@id":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/www.facebook.com\/share\/1ALnFYtXWH\/?mibextid=wwXIfr","https:\/\/x.com\/sahan_post"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/#\/schema\/person\/9f6678f5a9b4ef864aa50fad14cb3df2","name":"M. Mahamed","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/d07883b63149f9a753db66d1461f70b2d06506d81b6cb42238a7053a06f96f7b?s=96&d=mm&r=g","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/d07883b63149f9a753db66d1461f70b2d06506d81b6cb42238a7053a06f96f7b?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/d07883b63149f9a753db66d1461f70b2d06506d81b6cb42238a7053a06f96f7b?s=96&d=mm&r=g","caption":"M. Mahamed"},"description":"Senior Editor","sameAs":["http:\/\/sahanpost.com"],"url":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/author\/mahamed\/"}]}},"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/wp-content\/uploads\/sites\/2\/2025\/10\/20251023638968310645181644.jpg","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2078","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/wp-json\/wp\/v2\/users\/8"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2078"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2078\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2080,"href":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2078\/revisions\/2080"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2079"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2078"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2078"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sahanpost.com\/en\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2078"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}