Maleeshiyaadka RSF oo boqolaal rayid ah ku dishay Isbitaalka El-Fasher

AL Fasher (Sahan Post):- Maleeshiyaadka Rapid Support Forces (RSF) ayaa lagu soo warramay inay boqolaal rayid ah ku dileen isbitaalka weyn ee El-Fasher, maalmo un kadib markii ay qabsadeen magaaladaas, … Continue reading Maleeshiyaadka RSF oo boqolaal rayid ah ku dishay Isbitaalka El-Fasher