Wararkii u danbeeyay

Haweeney La Qabtay oo Lagu Tuhunsay Yahay Dilka Saygeedii

  Muqdisho (Sahan Post):- Laamaha ammaanka Magaalada Muqdisho oo hawlgallo ka sameeyey degmada Dayniile ee gobolka Banaadir ayaa gacanta ku soo dhigay haweeney ku eedeysan dilka ninkeeda. Ciidamada ayaa howlgal…

Faah-faahin, Sababta Maxkamadda EACJ u Hakisay Dhaarinta Xildhibaannadii EAC Soomaaliya

Arusha, Tanzania  (Sahan Post):— Maxkamadda Caddaaladda Bariga Afrika (EACJ) ayaa amaro ku meelgaar ah ku joojisay dhaarinta sagaalka xubnood ee Soomaaliya u soo magacaawday Baarlamaanka Bariga Africa oo hore muran…

Hal Qof oo Ku Geeriyoodey Mudaharaadyo Ka Socda Gaalkacayo

Gaalkacayo (Sahan Post):- Bannaanbaxa ka socda magaalada Gaalkacyo ayaa saacadihii la soo dhaafay sababay khasaare nafeed iyo mid hantiyeed, kaddib markii rabshado dhaceen. Bannaanbaxa ayaa sababay geerida wiil dhallinyaro ah…

Dawlada Federaalka oo Muhaajiriin Dalka Dib Ugusoo Celisey

Muqdisho (Sahan Post):–Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku guulaysatay in ay dalka dib ugu soo celiso maanta 165 muwaadin oo Soomaaliyeed oo xaalado iyo duruufo adag ku haystay dalka Liibiya. Muwaadiniintani…

M. Kuxigeenka Puntland oo Booqday Taliska Bilayska

Garoowe (Sahan Post):- Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Ilyaas Cismaan Lugatoor iyo Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Amniga Axmed Maxamuud Axmed ayaa maanta booqday Xarunta Taliska ciidanka Booliiska Puntland,…

Warbixin Dhamaystiran: Dawcada Eedaysane Hodon, Ninkeedii Nuur Xaashi oo ku eedaysan dilka gabadh 14 jir ah.

Gaalkacayo (Sahan Post):- Maxkamadda Darajada Koowaad ee degmada Gaalkacyo ayaa maanta bilowday dhageysiga kiiska gabadha yareyd Saabiriin Saylaan C/Le Wees ee lagu dilay Gaalkacyo 12-kii bishan, iyadoo loo soo xiray…

Jarmalka oo Daweynaya Dameero Laga Soo Qaaday Gaza Halka Ay Diideen Caruur Dhaawac Ah

(Sahan Post) — Go’aanka Jarmalka ee ay ku aqbaleen afar dameero oo laga keenay Gaza si looga daaweeyo dhaawacyo kasoo gaadhay dagaalka Gaza, halka dhanka kale ay gebi ahaanba ku…

Duqeyn Dhanka Cirka ah oo Ka Dhacday Deegaanada Puntland.

Garowe (Sahan Post):- Dawlada Puntland ayaa sheegtay in saacadihii la soo dhaafay duqeyn lala beegsaday xubno ka tirsan Daacish oo ku dhuumanayay tog ku yaalla deegaanka Baallade ee buuraleyda Calmiskaad,…

Puntland iyo ICRC oo Kawada Shiray u Qaaraamida Qaxootiga Cal-Miskaad

Garoowe (Sahan Post):- Ku-simaha Madaxweynaha, ahna Madaxweyne Ku-xigeenka maamulka Puntland H.E Ilyas Osman Lugatoor, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi uu hoggaaminayo Madaxa Guddiga Caalamiga ah ee Laanqayrta Cas (ICRC) ee…

Madaxa Turkish Airline ee Muqdisho oo Dacwad Laga Gudbiyey Kadib Cabasho Ka Timi Musaafiriin Soomaali

Muqdisho (Sahan Post):- Xaafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka Soomaaliya ayaa sheegay inuu gacanta kuhayo dacwad ka dhan ah nin Turki ah oo lagu magacaabo Turhan kenmen kuna magacaaban Maareeyaha…

Jubaland oo Dhinacyada Isku Haya Siyaasada Dalka Ugu Baaqday Shir Qaran

Kismaayo (Sahan Post):- Madaxweyne ku xigeenka maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa war uu soo saaray kaga hadlay baahida loo qabo in dalka uu yeesho hoggaan mudnaanta siiya danta guud,…

Warbixino

Maxay tahay Sababta Gudoomiyihii Hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Mursal uu Isaga Casilay Xisbiga Mucaaradka

Muqdisho (Sahan Post) — Xildhibaan Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, oo horay u soo noqday Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa iska casilay xilkii Guddoomiye-ku-xigeenka iyo xubinnimada Xisbiga National Development and Unity Party,…

Arimaha Bulshada

Hay’adda SoDM oo gobolka Shabeellaha Hoose u dirtay shixnad gargaar ah

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, ayaa shacabka ku nool gobolka Shabeellaha Hoose si gaar ah deegaannadii dhawaan laga xoreeyay ururka Al-Shabaab. Gaadiidkan oo gaarayay ilaa shan gaari ayaa wada…

error: