Rag Dhowaan 4 Dumar ah ku dilay Galguduud oo Maxkamad Lasoo taagey.

Maxkamadda Gobolka Galgaduud ayaa maanta u fariisatay kiiska afar dumar ah oo hal qoys kasoo wada jeeda oo lagu laayey deegaanka Qaayib.

Kiiskan oo oo loo soo qabtay sadex nin oo edaysanayaal ah.

  1. Abdi Cismaan Abdullahi,
  2. Ayuub maxamed Abdi iyo
  3. Galad Axmed Xuseen

Sadexdan oo oo dhamaantood ku edaysan Dilka allaha unaxariistee Hooyo Sahra Cartan Xirsi iyo sadex Gabadhaheeda oo dhawaan lagu laayay aaaga deegaanka Qaayib ee Gobolka Galgaduud.

Madasha lagu qaadayay kiiskaan dilka ah ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Masuuliyiin kala duwan oo ka tirsan Dowladda Galmudug, Saraakiisha Amniga iyo qaybaha kala bulshada iyo abuukaatayaal u doodaya eedaysanayaasha.

Dilkan oo noociisu uu ku cusbaa dhulka Soomaalida ayaa gilgilay gobolka Galguduud iyo nawaaxigiisa iyadoo bulshada iyo indheer garadka deegaanadaasi ay dalbadeen cadaalad.

Eedaysanayaal 4 dumar ah looga shakisan yahay inay dileen

Sahan News Desk

Info@sahanpost.com


Discover more from SahanPost, Mapping The Nomad Minds

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error:

Discover more from SahanPost, Mapping The Nomad Minds

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading