Dawlada Federaalka oo Canbaaraysay Israaiil oo Safiir u Magcawday Maamulka Somaliland.
Mogadisho (Sahan Post):- Dowladda Soomaaliya ayaa si adag u cambaaraysay Israa’iil oo markii ugu horreysay safiirka u magacowday maamulka gooni-goosadka ah ee Somaliland. War-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya…