Somaliland ayaa xabsi u taxaabtay shaqaalaha xarunta Consilient Research ee Hargeysa, sida ay ku warrantay warbaahinta gudaha SL; waxa tani imanaysaa xilli Baraha Bulshada lagu faafiyey in xaruntaasi ay Hargeysa ka wadday dood ku aadan ‘Doorashooyinka & dib-u-eegista Dastuurka’ Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Shaqaalaha xarunta ee la xidhay oo gaadhaya kontoneeyo ayaa la sheegey in 12 ka mid ah ay yihiin Ajaaniib, weli se ma jiro faahfaahin rasmi ah oo ka soo baxday dhinaca xukuumadda SL & xarunta midna.
Discover more from SahanPost, Mapping The Nomad Minds
Subscribe to get the latest posts sent to your email.