Taliyaha guud ee Ciidamada Milateriga  Somaliland,.

Taliyaha guud ee Ciidamada Milateriga  Somaliland ayaa Qasrigiisa Ceerigaabo ku booqday Suldaanka Guud ee Beelaha Harti Suldaanl Siciid Suldaan Abdisalaan oo saaka u soo gaadhay Degmada Ceergaabo shirka Nabadaynta Beelaha wada dega Degmo Ceergaabo.

waxaa suldaanka Guud ku waheliya  ka qayb galka shirka nabaydnta Ceergaabo sadexda isim ee ugu tunka wayn isimada reer sanaag.

waxaa isna qayb ka ah shirka nabadaynta ugaaska guud ee beelaha gudabiirsay.

waxaa isna galabta 2:00 duhurnimo ka soo gedeaya garoonka diyaaradaha Ceergaabo Madaxweynaha Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cirro.

Shirka nabadaynta Ceergaabo ayaa looga hadlay siyaabo kala duwan ,iyadoo inta badan waxgaradka reer sanaag ay soo dhoweeyeen Nabadaynta.

 

wixii war ka soo kordha halkan kala soco…..


Discover more from SahanPost, Mapping The Nomad Minds

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error:

Discover more from SahanPost, Mapping The Nomad Minds

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading