Hay’adda SoDM oo gobolka Shabeellaha Hoose u dirtay shixnad gargaar ah

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, ayaa shacabka ku nool gobolka Shabeellaha Hoose si gaar ah deegaannadii dhawaan laga xoreeyay ururka Al-Shabaab.

Gaadiidkan oo gaarayay ilaa shan gaari ayaa wada qeybaha kale duwan ee raashinka, waxaana si gaar ah loogu talagalay shacabka ku nool deegaannada Sabiid, Canoole iy9 Bariire, kuwaas oo dhawaan laga xoreeyay khawaarijta.

Agaasimaha Waaxda gargaarka SoDMA Sahra Cali Yuusuf ayaa tilmaamtay in deeqdn loogu talagalay shacabka laga dulqaaday dhibaatooyinka haysta.

Iskuduwaha gargaarka Shabeellaha Hoose oo ka warbixiyay gargaarkan ayaa uga mahadnaqay hay’adda SoDMa sida ay mar walba u garab taaganyihin shacabka ku nool Shabeellaha Hoose, kuwaas oo wajayaha xaalado adag oo dhanka nolasha ah


Discover more from SahanPost, Mapping The Nomad Minds

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error:

Discover more from SahanPost, Mapping The Nomad Minds

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading