Somaliland ayaa xabsi u taxaabtay shaqaalaha xarunta Consilient Research

Somaliland ayaa xabsi u taxaabtay shaqaalaha xarunta Consilient Research ee Hargeysa, sida ay ku warrantay warbaahinta…

Liibiya oo gacanta ku dhigtay 5 Soomaali ah oo ku shaqeysata afduubta Tahriibayaasha

Libya (SahanPost):-Ciidamo ka tirsan dowladda Liibiya ayaa howlgal qorsheysan ku soo badbaadiyay 23 qof oo Soomaali…

Muwadiniinta Somaliland u safraya oo caqabado kala kulmaya nidaamka dal-ku-galka danabaysan ee Soomaaliya

Hargaysa (SahanPost): – Dadka u safraya magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland, ee ka imaanaya dibadda, ayaa…

Golaha Shacabka oo ansixiyay Heshiiska Aaga Ganacsiga Xorta ah ee Afrika

Muqdisho (SahanPost:- Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka  Soomaaliya ayaa xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 7-aad…

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo la kulmay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Yurub u qaabilsan Geeska Afrika

Muqdisho (SahabPost):- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo safar shaqo ku…

Suldaan Siciid oo Markii Ugu Horeysay Ka Hadlay Dilkii Nabdoon Cumar

Badhan (SahanPost):- Suldaan Saciid Suldaan Cabdibdisalan, Suldaanka Warsangeli ee Saldanada Waqooyiga Soomaaliya, ayaa markii ugu horeysay…

Hay’addaha Qaxootiga Qaranka iyo UNHCR oo Muqdisho ka daahfuray mashruuc taageero dhaqaale

Muqdisho (SahanPost):- Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka iyo Hay’adda Qaxootiga Adduunka ee UNHCR ayaa si wadajir…

Pakistan iyo Afghanistan oo xabad joojin ku gaaray dalka Qatar

SahanPost:- Afgaanistaan iyo Pakistan ayaa ku heshiiyey xabbad-joojin degdeg ah intii lagu jiray wadahadalladii Doha ka…

Ra’iisul wasaare Xamze oo magacaabis iyo xil ka qaadis cusub sameeyay saraakiil hoose

Muqdisho (SahanPost):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamze Cabdi Barre, ayaa magacaabay Maareeyaha Guud ee…

Warbixin Dagaalka Waqderiya iyo Shidan

Waqdariye (SahanPost):- Ciidamo ka amar qaata Maamulka Soomaaliland ayaa maanta gelinkii hore weerar kusoo qaaday, meel…

error: