Xubin Cusub oo Ku Biirtay Gudiga Doorashooyinka Puntland.

Garoowe (Sahan Post):- Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland ayaa maanta magacaabay Ismaaciil Warsame Aaden, oo noqonaya…

Boqolaal Maxaabiis Ah oo Lagasii Daayey Xabsida D.D. Soomaalida

Jig-Jiga (Sahan Post):- Hay’adda Xuquuqul Insaanka Itoobiya. Ethiopia’s Human Rights Commission (EHRC) ayaa shaacisay in 121…

Maxkamad Muqdisho Ku Taal oo Xukun Dheer Ku Riday Haweeney Ku Dhaqida Lacagaha iyo Arimo Kale

Muqdisho (Sahan Post):- Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa shaaciyey in Maryan Maxamed Nuur lagu…

Puntland oo Dawlada Federaalka Ku Eedaysan In ay Naas-Nuujinayso Al-Shabaab, NIRA oo laga Mamnuucay Puntland

Garoowe (Sahan Post):- Shir Jaraai´id oo uu Qabtay Wasiirka Warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir ayuu si…

Dhacdooyin Mahadho Reebay Iyadoo La´aasay Saabiriin Saylaan Cabdulle + Sawiro

Gaalkacayo (Sahan Post):- Waxaa aas balaadhan loogu sameeyey Qabuuraha Magaalada Gaalkacayo Allah Ha u Naxariistee Saabiriin…

Muxuu Yahay Hawlgalka Maraykanu Ka Fuliyey Buuraha Gobolka Bari.

Boosaaso (Sahan Post):- Ciidamada Sida Gaarka ah u Tababaran ee Maraykanka ayaa waaberigii 25/11 kii ka…

Sawiro. Muxuu Ku Saabsan Yahay Shirka Garoowe Ugu Furmay Magaalo Madaxyeedyada Maamulada Soomaaliya

Garoowe (Sahan Post):- Madaxda Caasimadaha Magaalo Madaxyeedyada Maamulada Soomaaliya ayaa shalay soo gaadhay Magaalada Garoowe Garowe…

Maxaan Ka Baran Karnaa Dilkii Saabiriin iyo Xukunkii Hodon?

SAHAN POST: Hodon Maxamuud Diiriye 34 jir, waxaa lagu eedeeyey oo lagu xukumay dilka Saabiriin Saylaan…

Maxkamad Dil Toogasho Ah Ku Xukuntay Hodan M. Diiriye Oo Ku Eedeysneyd Dilka Saabiriin Saylaan

Gaalkacayo (Sahan Post):- Waxaa Maanta magaalada Gaalkacayo Kusoo gebagebowdey dhegeysiga maxkamada maalintii 2aad, oo ay dhibane…

Farmaajo oo DFS Ku Eedeyey in Ay Dalka Gelisay Duruufo Adag, iyo Xassan Sh, oo u Jawaabey

Muqdisho (Sahan Post):- Magaalada Muqdisho oo uu ayaamihii ugu danbeeyey kusugnaa. Madaxweynihii hore ee dowladda federaalka…

error: