Hay’adda SoDM oo gobolka Shabeellaha Hoose u dirtay shixnad gargaar ah

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, ayaa shacabka ku nool gobolka Shabeellaha Hoose si gaar ah…

Soomaaliya iyo Sacuudi Carabiya oo ka Wada hadlay xoojinta Iskaashiga Gaadiidka

Muqdisho (Sahan Post):- Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Maxamed…

Golaha Wasiirrada oo ansixiyey darajooyinka loo asteeyey Degmooyinka Gobolka Banaadir

Muqdisho (SahanPost):- Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa ka…

40 Muhaajiriin ah oo ku dhintay Doon ku degtay Xeebaha Tunisia

Tunus (SahanPost):–Ku dhowaad 40 muhaajiriin ah ayaa la xaqiijiyey inay ku dhinteen xeebaha dalka Tunisia, kadib markii ay…

Madaxweyne Xasan oo kulan wadatashi isugu yeeray madaxda Galmudug, Hirshabelle iyo K/Galbeed

Muqdisho (SahanPost):–Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa berri shir wadatashi isugu yeeray hoggaamiyeyaasha saddexda dowlad Goboleed ee ay…

Guddoonka Baarlamaanka oo digniin adag u diray xildhibaanada ka maqnaada fadhiyada

Muqdisho (Sahan Post):- Guddoonka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa digniin adag u diray xildhibaanada…

Warbixin Shirka Nabada Ceerigaabo, inta uu socon doono iyo qodobada lagaga hadlayo.

Ceerigaabo (Sahan Post):- Waxaa magaalada Ceerigaabo ee Gobolka Sanaag ka furmay shirka nabada beeladaha wada dega…

Liibiya oo gacanta ku dhigtay 5 Soomaali ah oo ku shaqeysata afduubta Tahriibayaasha

Libya (SahanPost):-Ciidamo ka tirsan dowladda Liibiya ayaa howlgal qorsheysan ku soo badbaadiyay 23 qof oo Soomaali…

Muwadiniinta Somaliland u safraya oo caqabado kala kulmaya nidaamka dal-ku-galka danabaysan ee Soomaaliya

Hargaysa (SahanPost): – Dadka u safraya magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland, ee ka imaanaya dibadda, ayaa…

Golaha Shacabka oo ansixiyay Heshiiska Aaga Ganacsiga Xorta ah ee Afrika

Muqdisho (SahanPost:- Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka  Soomaaliya ayaa xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 7-aad…

error: