DJabuti: (SahanPost): -Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, waxa uu todobaadkii la soo dhaafay uu qaaday…
Author: Admin
Madaxweynaha Puntland oo Inkiray maamulka Waqooyi Bari ee dhawaan ka dhisay
Garowe (Sahan Post):-Madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo khudbad ka jeediyay furitaanka kalfadhigga 57-aad ee baarlamanka maamulkiisa…
Puntland oo Ciidamo u Dirtay Gobolada Sanaag iyo Haylaan
Badhan (Sahan Post):- Puntland ayaa Ciidamo u dirtay degmooyinka Dhahar iyo Badhan ee gobolada Hyalaan iyo…
Soomaaliya iyo FAO oo ka wada hadlay sidii laysaga kaashan lahaa mashaariicda mustaqbalka
Muqdisho (SahanPost):- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS Mudane, Maxamed Shire ayaa…
Ra’iisul wasaare Xamze oo magacaabis iyo xil ka qaadis cusub sameeyay saraakiil hoose
Muqdisho (SahanPost):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamze Cabdi Barre, ayaa magacaabay Maareeyaha Guud ee…
M. Xasan Sheikh oo gudoomiyay shirka Golaha Wasiirada Soomaaliya
Muqdisho (SahanPost):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee…
Masar oo safiir cusub u dirsatay Itoobiya oo xiisad culus kala dhaxeyso
Addis-Ababa (SahanPost)-Madaxweynaha Itoobiya Taaye Asgedom, ayaa maanta ka gudoomay warqadda magacaabista Safiirka cusub ee Masar u…
Itoobiya oo Qorsheynaysa Dhismaha Tamarta Nukliyeerka
Addis-Ababa (SahanPost):- Golaha Wasiirrada Itoobiya ayaa ansixiyay xeer cusub oo dhisaya Guddiga Korontada Nukliyeerka ee dalka…
Gudiga Doorashooyinka DFS oo Mudeeyey Wakhtiga Doorashada Soomaaliya
Muqdisho (SahanPost):– Guddoomiyaha guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan ayaa shaaca ka qaaday…
Madaxweyne Mustafe oo Shaaciyey Saamiga Shidaalka DDS.
Jig-jiga: (SahanPost)-Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya, Mustafe Muxumed Cumar, ayaa shaaca ka qaaday in Soomaalida deegaankaasi…