Sawiro+ Shaqaalaha Madaarka oo Ku Eedeeyey Shirkadda Favori Adoonsi

Muqdish (Sahan Post):- Shaqaalaha Soomaaliyeed ee ka shaqeeya Madaarka Muqdisho ayaa eedeeyay shirkadda Turkish-ka ah ee…

DFS oo Heshiis Dhanka Khayraadka Badda Ah La Gashay Shirkad Turki Ah, Halka Ganacsatadii Hantidooda Kala Baxayaan Dalka.

Ankara (Sahan Post):-  Wasiirka kalluumaysiga iyo dhaqaalaha Buluugga ah ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Axmed Xasan Aadan…

Warbixin+Sawiro:- Denni Oo Lagusoo Dhoweeyey Kismaayo iyo Shirka Golaha Muqtabalka Soomaaliya

Kismaayo (Sahan Post):- Madaxweynaha Puntland iyo madaxda Madasha Samatabixinta, oo ay ku jiraan raysal wasaarayaashii hore…

Saraakiil Soomaaliland ugu Magcaabnayd Sanaag oo Xabsi Loo Dhaadhiciyey

Badhan ( Sahan Post):- Warar laga helayo magaalada Badhan ee Gobolka Sanaag, ayaa tilmaamaya in xabsiga…

Wasiir Gamaal oo Xilkii Wasaarada Ganacsiga Gala Wareegey Geesood.

Muqdisho (Sahan Post): –  Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta…

Wafdigii u Horeeyey Ee Golaha Mustaqbalka oo Gaadhay Kismaayo iyo Arimaha Doorashada Soomaaliya.

Kismaayo (Sahan Post):- Jubaland ayaa maanta soo dhawaysay wafdigii ugu horreeyay oo ka qaybgalaya shirka Kismaayo…

Puntland iyo DDS oo Kawada Hadlaya Amaanka Xuduudaha

Garoowe (Sahan Post):- Guddoomiyaha gobolka Nugaal Cabdiraxmaan Xaaji Abshir ayaa maanta kulan la qaatay wafdi uu…

Warbixin Sydney: Ugu yaraan 12 qof oo ku dhintay weerar toogasho ah oo ka dhacay Bondi Beach

Sydney (Sahan Post) – Ugu yaraan 12 qof ayaa ku dhintay, halka tiro kalena ay ku…

Wasaarada Waxbarashada DFS oo Shaqaalaysiinaya 10.000 Macalin

Muqdisho (Sahan Post):-Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ayaa shaacisay in ay dhameystiri doonto qorshaha 10,000 macallin oo ay…

Saraakiil Ka Socota Wasaarada Maaliyada oo Booqanaya Badhan

Badhan (Sahan Post):- Saraakiil uu hogaaminayo ku-simaha Xisaabiyaha Guud ee Dowladda Puntland Mudane Cali Jaamac Gaashaan…

error: