Pakistan iyo Afghanistan oo xabad joojin ku gaaray dalka Qatar

SahanPost:- Afgaanistaan iyo Pakistan ayaa ku heshiiyey xabbad-joojin degdeg ah intii lagu jiray wadahadalladii Doha ka…

Raโ€™iisul wasaare Xamze oo magacaabis iyo xil ka qaadis cusub sameeyay saraakiil hoose

Muqdisho (SahanPost):-Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamze Cabdi Barre, ayaa magacaabay Maareeyaha Guud ee…

Warbixin Dagaalka Waqderiya iyo Shidan

Waqdariye (SahanPost):- Ciidamo ka amar qaata Maamulka Soomaaliland ayaa maanta gelinkii hore weerar kusoo qaaday, meel…

Wasaarada Cadaalada Puntland oo Kulan Wacyi Gelin ah ku Qabatay Badhan

Badhan (SahanPost):- Wasaarada Cadaalada iyo Arimaha Diinta ee Puntland ayaa shir wacyigelin ah ku qabatay magaalada…

Trump iyo Putin oo ku kulmi doona Budapest ka dib markii ay wada hadleen

  SanahPost:- Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa lagu wadaa inay wadahadal…

Soomaaliya oo Gudoomisey Kulanka Wasiirada G. Maaliyada Africa

  ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐—๐…๐’ ๐จ๐จ ๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐’๐ก๐ข๐ซ-๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐ข๐ข ๐Ÿ๐Ÿ”-๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐š๐๐š ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ƒ๐š๐ฅ๐š๐ฅ๐ค๐š ๐ˆ๐ฌ๐ค๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ ๐š ๐†๐ž๐ž๐ฌ๐ค๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š…

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo kulan la qaatay Xildhibaannada Soomaaliya ku matelaya Baarlamaanka EAC

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo la kulmay Xildhibaannada Soomaaliya ku…

Masar iyo Soomaaliya oo kawada hadlay arrimo muhiim ah..

Iyada oo lagu guda jiro Todobaadka Shirweynaha Biyaha ee Qaahira (Meertada 8-aad), ayaa waxaa kulan mira-dhal…

Wasaaradda Gaashaandhigga XFS iyo Midowga Yurub oo ku howlan dib u dhiska xeryaha iyo awoodsiinta ciidanka

Maamulka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS iyo Midowga Yurub oo gacan ka helaya heyโ€™adaha maalgalinta ee ururkaasi ayaa…

Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay hormarinta xariirka diblomaasiyadeed ee labada Dal.

Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Xamse Aadan Xaadoow iyo dhiggiisa Wasaaradda…

error: