Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Oo Ka Hadlay Duqeyntii Maraykanku Ku Dilay Caaqil Cumar Gobolka Sanaag

Muqdisho( Sahan Post):- Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa markii ugu horreysay…

Ciidanka Puntland oo La Wareegey Eedaysane Fal Anshax Xumo

Ciidanka Booliska Puntland ayaa maanta si rasmi ah ugala wareegay Hay’adda Booliska Caalamiga ah (INTERPOL) eedaysane…

Maxay Tahay Sababta Jaamac Shabeel Loogusoo Dhoweeyey Laascaanood

Siyaasi Jaamac Shabeel oo ka mid ah siyaasiyiinta Somaliland ayaa maanta ka degay magaalada Laascaanood ee…

Dawlada Dhexe oo Dhaleeceysay Fal Denbiyeed Ka Dhacay Xingalool

Muqdisho (Sahan Post):- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay kiis kufsi ah oo dhawaan ka dhacay…

Wasiirka Beeraha DFS La Shiray Ganacsato Ciraaqiyiin Ah

Muqdisho-(Sahan Post)-Wasiirka Beeraha iyo Waraabka JFS, Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu…

Gudiga Xuquuqul Insaanka Baarlamaanka oo Ka kulman Axdiga Xuquuqda Ubadka Africa

Muqdisho-(Sahan Post)-Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka, Guddiga Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga…

Midowga Yurub oo Soomaaliya Ka Caawinaya Dib u Dhiska Xabsiyada

Muqdisho-(Sahan Post)-Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS, Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa kulan muhiim ah…

Golaha Carabta oo Go´aan ka Gaadhey Xaalada Itoobiya iyo Masar

Sahan Post: – Wadamada Khaliijka Carabta oo ka shiray xaaladaha gacanka cadmeed iyo Bada Cas ayaa…

Madaxweynaha Soomaaliya oo Ka Qeybgalaya Caleemo Saarka Tanzania

Dodoma (Sahan Post):- Waxaa magaalada Dodomo ee Tanzania ka socda caleema saarka madaxweynaha dib loo doortey…

Raysal Wasaaraha Soomaaliya oo Amaro Cusub Dul Dhigay Hay´ada NIRA

Muqdisho (Sahan Post)-Ra’iisul Wasaaraha  Dawlada Jamhuuriyadda Federaalka  Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa Kormeer degdeg ah ku…

error: