Maxaan Ka Baran Karnaa Dilkii Saabiriin iyo Xukunkii Hodon?

SAHAN POST: Hodon Maxamuud Diiriye 34 jir, waxaa lagu eedeeyey oo lagu xukumay dilka Saabiriin Saylaan…

Maxkamad Dil Toogasho Ah Ku Xukuntay Hodan M. Diiriye Oo Ku Eedeysneyd Dilka Saabiriin Saylaan

Gaalkacayo (Sahan Post):- Waxaa Maanta magaalada Gaalkacayo Kusoo gebagebowdey dhegeysiga maxkamada maalintii 2aad, oo ay dhibane…

Farmaajo oo DFS Ku Eedeyey in Ay Dalka Gelisay Duruufo Adag, iyo Xassan Sh, oo u Jawaabey

Muqdisho (Sahan Post):- Magaalada Muqdisho oo uu ayaamihii ugu danbeeyey kusugnaa. Madaxweynihii hore ee dowladda federaalka…

Xassan Shiikh, Shirka Garsoorka iyo Digniin uu Udiray Mucaaradka.

Muqdisho (Sahan Post):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta soo xiray Shirweynaha…

Baallada Duqeyn Lagu Dilay 5 Katirsan Kooxda ISIS ee Dagaalka Kula Jirta Puntland

Boosaaso (Sahan Post):- Sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay taliska ciidanka difaaca dowladda Puntland ee…

Halkan Ka Akhriso Jawaabtii Ilhaan ee Trum iyo Waxa Kala Qabsaday

Minneapolis (Sahan Post):-Xildhibaanadda Congress-ka Maraykanka, Ilhan Omar, ayaa si adag uga jawaabtay hadalka Madaxweynaha Maraykanka ee…

Trump oo Laalay Sharci Ka Ilaalinayay Soomaalida In La Tarxiilo

Nov 22(Jowhar)-Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay go’aan culus oo uu ku baabi’iyay dhammaan shuruucdii…

MAP iyo Puntland State University Oo Markii U Horeysey Bilowday Culuumta Saxaafada.

Garoowe (Sahan Post):- Waxaa Markii ugu horeysey laga hirgelinayaa gudaha Puntland tacliinta Heerka Sare ee Saxaafada.…

Haweeney La Qabtay oo Lagu Tuhunsay Yahay Dilka Saygeedii

  Muqdisho (Sahan Post):- Laamaha ammaanka Magaalada Muqdisho oo hawlgallo ka sameeyey degmada Dayniile ee gobolka…

Faah-faahin, Sababta Maxkamadda EACJ u Hakisay Dhaarinta Xildhibaannadii EAC Soomaaliya

Arusha, Tanzania  (Sahan Post):— Maxkamadda Caddaaladda Bariga Afrika (EACJ) ayaa amaro ku meelgaar ah ku joojisay…

error: