Hal Qof oo Ku Geeriyoodey Mudaharaadyo Ka Socda Gaalkacayo

Gaalkacayo (Sahan Post):- Bannaanbaxa ka socda magaalada Gaalkacyo ayaa saacadihii la soo dhaafay sababay khasaare nafeed…

Dawlada Federaalka oo Muhaajiriin Dalka Dib Ugusoo Celisey

Muqdisho (Sahan Post):–Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku guulaysatay in ay dalka dib ugu soo celiso maanta…

M. Kuxigeenka Puntland oo Booqday Taliska Bilayska

Garoowe (Sahan Post):- Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Ilyaas Cismaan Lugatoor iyo Wasiir…

Warbixin Dhamaystiran: Dawcada Eedaysane Hodon, Ninkeedii Nuur Xaashi oo ku eedaysan dilka gabadh 14 jir ah.

Gaalkacayo (Sahan Post):- Maxkamadda Darajada Koowaad ee degmada Gaalkacyo ayaa maanta bilowday dhageysiga kiiska gabadha yareyd…

Jarmalka oo Daweynaya Dameero Laga Soo Qaaday Gaza Halka Ay Diideen Caruur Dhaawac Ah

(Sahan Post) — Go’aanka Jarmalka ee ay ku aqbaleen afar dameero oo laga keenay Gaza si…

Duqeyn Dhanka Cirka ah oo Ka Dhacday Deegaanada Puntland.

Garowe (Sahan Post):- Dawlada Puntland ayaa sheegtay in saacadihii la soo dhaafay duqeyn lala beegsaday xubno…

Puntland iyo ICRC oo Kawada Shiray u Qaaraamida Qaxootiga Cal-Miskaad

Garoowe (Sahan Post):- Ku-simaha Madaxweynaha, ahna Madaxweyne Ku-xigeenka maamulka Puntland H.E Ilyas Osman Lugatoor, ayaa xafiiskiisa…

Madaxa Turkish Airline ee Muqdisho oo Dacwad Laga Gudbiyey Kadib Cabasho Ka Timi Musaafiriin Soomaali

Muqdisho (Sahan Post):- Xaafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka Soomaaliya ayaa sheegay inuu gacanta kuhayo dacwad…

Jubaland oo Dhinacyada Isku Haya Siyaasada Dalka Ugu Baaqday Shir Qaran

Kismaayo (Sahan Post):- Madaxweyne ku xigeenka maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa war uu soo saaray…

Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka Arimaha Gudaha Puntland oo Gaadhay Dhaadaar.

Dhaadaar (Sahan Post):- Wafti uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland Cabdi Faarax Juuxa…

error: