Madaxweynaha Puntland iyo Magcaabay Godoomiyeyaal Gobol Isagoo Xilkii Ka Qaaday Kuwo Kale

Garowe (Sahan Post):- Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta xilalkii ka qaaday guddoomiyeyaasha gobollada Nugaal, Bari, Mudug, Karkaar, Sanaag, Haylaan iyo Raascasayr.

Madaxweyne Deni wuxuu gobolladaas u magacaabay guddoomiyeyaal cusub, kuwaas oo kala ah.

1. Guddoomiyaha gobolka Nugaal – Cabdiqaadir Cismaan Samatar (Food-cade)

2. Guddoomiyaha gobolka Bari – Maxamed Ibraahim Xaaji Faarax.

3. Guddoomiyaha gobolka Mudug – Cabdiweli Jibriil Bayle.

4. Guddoomiyaha gobolka Karkaar – Cabdullaahi Ismaaciil Cismaan.

5. Gudddoomiyaha gobolka Sanaag – Cali Xuseen Maxamuud (Soomaali).

6. Guddoomiyaha gobolka Haylaan – Maxamed Faarax Ciise.

7. Guddoomiyaha gobolka Raascasayr – Muuse Saalax Guuleed.

Sahan Post

info@sahanpost.com


Discover more from SahanPost, Mapping The Nomad Minds

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error:

Discover more from SahanPost, Mapping The Nomad Minds

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading