Dawlada Federaalka oo Canbaaraysay Israaiil oo Safiir u Magcawday Maamulka Somaliland.

Mogadisho (Sahan Post):- Dowladda Soomaaliya ayaa si adag u cambaaraysay Israa’iil oo markii ugu horreysay safiirka…

Israaiil oo Safiir u Magcawday Maamulka Somaliland.

Telavis (Sahan Post):- Israel ayaa magacawday safiirkeedii ugu horreeyay ee loo diro maamulka Somaliland, taasoo sii…

Mudo Xileedka Baarlamaanka oo Dhamaaday iyo Dawlada oo Wakhti Bil Ka Yari u Dhiman Yahay

Muqdisho (Sahan Post):-Waxaa maanta oo ay taariikhdu ku beegantahay 15-ka Abriil, 2026, si rasmi ah u…

Is Rasaasay Geeri Ka Dhalatay oo Ku Dhex Martay Ciidamada Puntland Gaalkacayo

Gaalkacayo  (Sahan Post):- Israsaas ay is dhaafsadeen laba ciidan oo kawada tirsan Puntland ayaa waxaa ku…

Raysal Wasaare Xamse oo Qaabilay Isimo Kayimi Puntland, Sidee Maamulka Puntland u Aragtaa Kulamadan?

Muqdisho (Sahan Post):- Ra’iisul Wasaaraha XJFS Xamsa Cabdi Barre ayaa hoygiisa ku qaabilay, kulan casho ahna…

Azerbaijan oo Waraaqaha Diblomaasiyadeed ka aqbashay Safiirka Cusub ee Soomaaliya.

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Azerbaijan, Mudane Cabdinuur Daahir Fiidow, ayaa si rasmi ah waraaqihiisa…

Aadan Madoobe oo Madaxtooyada Koonfur Galbeed Kula Kulmay Saraakiishii Xukunka Ka Tuurtay Lafta Gareen.

Baydhabo (Sahan Post):- Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur…

Madaxweynaha Puntland iyo Magcaabay Godoomiyeyaal Gobol Isagoo Xilkii Ka Qaaday Kuwo Kale

Garowe (Sahan Post):- Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta xilalkii ka qaaday guddoomiyeyaasha gobollada Nugaal,…

Puntland, Isku Shaandheyta Golaha Wasiirada iyo Magacyadooda

Siciid Cabdullahi Denni, Madaxweynaha PuntlandGaroowe (Sahan Post):-Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa isku shaandheyn ku sameeyay…

Aadan Madoobe oo Gaadhay Baydhabo

Baydhabo (Sahan Post): Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo…

error: