
Siciid Cabdullahi Denni, Madaxweynaha PuntlandGaroowe (Sahan Post):-Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa isku shaandheyn ku sameeyay golihiisa wasiiradda, isaga oo xilalkii ka qaaday qaar ka mid ah, halka kuwa uu u baddelay wasaarado kale.y
Wasiirada
1. Cabdirashiid Barkhadle Warsame –
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Diinta.
2. Cabdi Xirsi Cali Qarjab –
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta.
3. Maxamed Cabdiraxmaan Faroole –
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka.
4. Barre Yuusuf Faatax –
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Xiriirka Caalamiga ah.
5. Cabdifataax Ugaas Yaasiin –
Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada.
6. Hodon Siciid Xasan –
Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska.
7. Farxaan Cali Xirsi –
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo Isgaarsiinta .
8. Siciid Cali Jaamac Qorsheel –
Wasiirka Wasaaradda Xanaannada Xoolaha iyo Daaqa.
9. Caydaruus Axmed Faarax –
Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada.
10. Maxamed Cabdulqaadir Doonyaale –
Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda.
11. Cabdinaasir Yuusuf Xaaji Xirsi –
Wasiirka Wasaaradda Gargaarka.
12. Cumar Cabdisamed Yuusuf Dhuux –
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka.
13. Maxamuud Caydiid Dirir –
Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada, Ciyaaraha iyo Dalxiiska.
Wasiir Ku-xigeennada
1. Axmed Maxamuud Axmed Qaxiye –
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Diinta.
2. Cabdirisaaq Cali Maxamuud –
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta.
3. Cabdiraxmaan Yuusuf Faarax –
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Amniga iyo DDR-ta.
4. Axmed Yaasiin Saalax –
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda.
5. Maxamed Xasan Ibraahim –
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Qorsheynta , Horumarinta Dhaqaalaha iyo Xiriirka Caalamiga ah.
6. Musadaq Maxamed Musadaq –
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada.
7. Maryan Cismaan Axmed (Fangase) –
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka.
8. Eng. Maxamed Cali Ismaaciil –
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Dekadaha.
9. Bille Maxamuud Axmed Qabowsade –
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta iyo Isgaarsiinta.
10. Cabdirashiid Cabdiraaq Cabdi –
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda
11. Xasan Jaamac Ismaaciil –
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha iyo Daaqa.
12. Cabdiraxmaan Khaliif Faarax –
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Tamarta, Macdanta iyo Biyaha.
13. Maxamed Siciid Saalax –
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada.
14. Axmed Siciid Qoloombi –
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka.
15. Riyaad Axmed Cali –
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Gargaarka.
16. Maxamuud Maxamed Daad
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Dhallinyarada, Ciyaaraha iyo Dalxiiska.
Wasiiru Dowleyaasha
1. Cabdifataax Maxamed Cabdinuur –
Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada ee arrimaha Gobolka iyo Federaaleynta.
2. Faarax Maxamuud Aw-cismaan –
Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada ee arrimaha Qurbojoogta iyo Dib-u-dejinta.
3. Cabdiraxmaan Maxamuud Cismaan –
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Howlaha Guud, Gaadiidka iyo Guryeynta.
4 Maxamed Maxamuud Cismaan (Arbac) –
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Maaliyadda.
5. Maxamed Jaamac Cabdiraxmaan –
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Qorsheynta , Horumarinta Dhaqaalaha iyo Xiriirka Caalamiga ah.
6. Cali Maxamed Cismaan –
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka.
7. Eng Maxamed Ciise Lacle –
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada.
8. Cabdiqani Axmed Ismaaciil Deero-dile –
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda.
9. Maxamed Cabdikaafi Maxamed –
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Xanaanada Xoolaha iyo Daaqa.
10. Siciid Maxamed Awaare –
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka.
11. Amb. Maxamed Axmed Cawil –
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Tamarta , Macdanta iyo Biyaha.
12. Najiib Barkhad Warsame –
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Warfaafinta iyo Isgaarsiinta.
13. Mukhtaar Axmed Odey –
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada.
14. Axmed Ibraahim Cawaale (Biid) –
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Ganacsiga, Warshadaha iyo Maalgashiga.
Sahan Post
info@sahanpost.com
Discover more from SahanPost, Mapping The Nomad Minds
Subscribe to get the latest posts sent to your email.