Bosaso (Sahan Postkr:- Waxaa maanta magaalada Boosaaso aas loogu sameeyay Gaashaanle Cabdisalaan Mustafe Cabdullaahi, oo ka…
Author: Sahan News Desk
Ciidan ay taageerto Dowladda Federaalka oo dhoolatus ku sameeyay Garowe
Garowe (Sahan Post):- Ciidan lagu sheegay in ay taageerto dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dhoolatus ciidan ku…
Baadhitaan: Budhcadii oo ka degtey Markab ay afduubteen iyo Ciidamada EU oo Gaadhey Goobta
Bosaso (Sahan Post):- Wararka naga soo gaaraya Badda Cas ayaa sheegaya in burcaddii khamiistii gacanta ku…
Raiisul Wasaare Barre oo Daahfuray Mashruuca Qaranka ee ‘Rajo Kaaba’ si Haweenka Soomaaliyeed Loogu Xoojiyo Waxbarashada
MUQDISHO (Sahan Post): – Raiisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa ah si…
Tobanaan kun oo Swedish ah oo ku deeqa jidhkooda, iyo sida loo isticmaalo.
Stockholm (Sahan Post):-Sida ay tebisay warbaahinta Radio Sweden qeybta culuumta, tobanaan kun oo Swedish ah ayaa…
Senator Faroole Oo Soo Cusbooneysiiyay Eedeymo Uu U Jeediyay Hogaamiyihii Dagaalyahannada Galgala, Maxamed Siciid Atom
Muqdisho (Sahan Post):- Senator Cabdiraxmaan Maxamed Faroole, oo laga soo doorto gobolka Nugaal, ayaa eedeyn u…
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Oo Ka Hadlay Duqeyntii Maraykanku Ku Dilay Caaqil Cumar Gobolka Sanaag
Muqdisho( Sahan Post):- Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa markii ugu horreysay…
Ciidanka Puntland oo La Wareegey Eedaysane Fal Anshax Xumo
Ciidanka Booliska Puntland ayaa maanta si rasmi ah ugala wareegay Hay’adda Booliska Caalamiga ah (INTERPOL) eedaysane…
Maxay Tahay Sababta Jaamac Shabeel Loogusoo Dhoweeyey Laascaanood
Siyaasi Jaamac Shabeel oo ka mid ah siyaasiyiinta Somaliland ayaa maanta ka degay magaalada Laascaanood ee…
Dawlada Dhexe oo Dhaleeceysay Fal Denbiyeed Ka Dhacay Xingalool
Muqdisho (Sahan Post):- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay kiis kufsi ah oo dhawaan ka dhacay…