Hub Hore Loogala Degey Markab Turkiga u Rarnaa oo Marlabaad Maleeshiyooyin Dib u Dheceen.

Bareeda (Sahan Post):- Badhtimhii Sanadkan ayaa Dawlad Goboleedka Puntland waxay gacanta ku dhigtay markab si qarsoodi…

Muuse Biixi Oo Lagu Hakiyay Afaafka Hore Madaarka Hargaysa. iyo Rasaas Laga Maqlayay Goobta

Hargaysa (Sahan Post):- Rasaas ayaa maanta laga maqlay afaafka hore ee garoonka diyaaradaha Cigaal ee magaalada…

Axmed Madoobe Oo Lakulmay Safiirka Maraykanka.

Kismaayo (Sahan Post):- Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta magaalada Kismaayo ku qaabilay…

Shinbiraale iyo Daarusalaam oo Go´aamo Ka Gaadhay Illaalinta Deegaanka Halka Inta Badan Sanaag Dahabka Laga Shaqaysto.

Shinbiraale (Sahan Post):- Bulshada deegaamada Shimbiraale, Degma khayr iyo Daaru Salaam ee gobolka Galbeedka Gobolka Sanaag…

Muxuu Ku Saabsanaa Shirka Maalgelinta Cimilada Ee Maanta Muqdisho Lagusoo Geba-gebeeyey?

Muqdisho (Sahan Post):- Waxaa magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay shir 5 maalmood socday oo looga hadlayay…

Koofur Galbeed oo dalbatay in loo soo gacan galiyo xildhibaan Daahir Amiin Jeesow

Baydhan (Sahan Post):- Maamulka Koonfur Galbeed ayaa Dowladda Federaalka ka dalbaday in loo soo gacan geliyo…

Dhismaha Wadada Yube-Waqderiya oo Meel Fiican Maraya iyo Taageero La Dalbaday

Yube (Sahan Pos):- Waxaa meel fiican maraya dhismaha wadada isku xidhi doonta Yubbe-Waqderiya oo si isku…

Hawlgala Lagu Dilay Sarkaal Sare Oo Mudo La Raadinayey

Jamaame (Sahan Post):-Hawlgal qorshaysan oo lagu bartilmaameedsaday, saraakiil sar sare oo ka tirsan ururka Al-Shabaab ayaa…

Puntland oo Mamnuucday Safarka Dadka Ka Yar 40.

Boosaas0 (Sahan Post):- Tahriibka iyo Safarada sharci darada ah ee dadka dhalinyarada aha dalka lagaga saarayo,…

Xasan Shiikh Oo Gaar Ula Kulmay Haweenka Culimada Ah.

Muqdisho(Sahan Post):-Iyadoo magaalada Muqdisho uu kusoo gebageboobey kulan u dhexeeyey madaxweyne Xassan Shiikh iyo Culumaa´udiinka Soomaaliya…

error: