AL Fasher (Sahan Post):- Maleeshiyaadka Rapid Support Forces (RSF) ayaa lagu soo warramay inay boqolaal rayid…
Author: Sahan News Desk
Jaaliyada Maakhir Sweden oo Soo Dhoweysey Xildhibaano Ka Socda Baarlamaanka Puntland
Stockholm (Sagan Post):- Jaaliyada reer Maakhir ee wadanka Sweden ayaa magaalada Stockholm kusoo dhoweysey Xildhibaan iyo…
Madaxweynaha Puntland oo saaka la hadlayo baarlamaanka
Garoowe (Sahan Post):-Madaxweynaha maamulka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa saaka khudbad dastuuri ah ka jeedin doona furitaanka…
Soomaaliya oo Turkiga ka Dalbatay In Deganaansho Lashiiyo Bulshada Degan Turkiga
Safaaradda Dowladda Soomaaliya ee Ankara ayaa bilihii lasoo dhaafay ku mashquulsanayd xal u helitaanka sharciga deganaanshaha…
Taliyaha Ciidanka Dhulka Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa dalka Nigeria
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar (Jeneraal Khaalid), ayaa…
Wasiirka Awqaafta XFS Oo La Kulmay Madaxweynaha Dalka Jabuuti
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka Xukuumada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow Cali oo…
Hay’adda SoDM oo gobolka Shabeellaha Hoose u dirtay shixnad gargaar ah
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, ayaa shacabka ku nool gobolka Shabeellaha Hoose si gaar ah…
Soomaaliya iyo Sacuudi Carabiya oo ka Wada hadlay xoojinta Iskaashiga Gaadiidka
Muqdisho (Sahan Post):- Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Maxamed…
Golaha Wasiirrada oo ansixiyey darajooyinka loo asteeyey Degmooyinka Gobolka Banaadir
Muqdisho (SahanPost):- Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa ka…
40 Muhaajiriin ah oo ku dhintay Doon ku degtay Xeebaha Tunisia
Tunus (SahanPost):–Ku dhowaad 40 muhaajiriin ah ayaa la xaqiijiyey inay ku dhinteen xeebaha dalka Tunisia, kadib markii ay…