Puntland iyo DDS oo Kawada Hadlaya Amaanka Xuduudaha

Garoowe (Sahan Post):- Guddoomiyaha gobolka Nugaal Cabdiraxmaan Xaaji Abshir ayaa maanta kulan la qaatay wafdi uu…

Warbixin Sydney: Ugu yaraan 12 qof oo ku dhintay weerar toogasho ah oo ka dhacay Bondi Beach

Sydney (Sahan Post) – Ugu yaraan 12 qof ayaa ku dhintay, halka tiro kalena ay ku…

Wasaarada Waxbarashada DFS oo Shaqaalaysiinaya 10.000 Macalin

Muqdisho (Sahan Post):-Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ayaa shaacisay in ay dhameystiri doonto qorshaha 10,000 macallin oo ay…

Saraakiil Ka Socota Wasaarada Maaliyada oo Booqanaya Badhan

Badhan (Sahan Post):- Saraakiil uu hogaaminayo ku-simaha Xisaabiyaha Guud ee Dowladda Puntland Mudane Cali Jaamac Gaashaan…

Axmed Madoobe oo Q.Midoobe iyo Midowga Yurub kala hadlay shirka mucaaradka ee Kismaayo

Kismaayo (Sahan Post)-Madaxweynaha Jubaland  Axmed Madoobe, ayaa kulan la yeeshay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, James…

Eritrea oo ku dhawaaqday iney ka baxday ururka IGAD

Asmara (Sahan Post):- Dawladda Eritrea ayaa kudhawaaqday in ay kabaxday uru goboleedka IGAD, waxayna ku eeedeysay…

Trump oo ku Dhawaaqay Weeraro Dhulka ah oo lagu Bartilmaameedsanayo Venezuela

Tallaabo geesinimo leh oo loogu talagalay in lagu xakameeyo ka ganacsiga daroogada ee baahsan ee ka…

Puntland oo Qorshaynaysa Qabashada Shir Qaran Oo Dib Loogu Dhisayo Dawladnimada Soomaaliya

Garoowe (Sahan Post):- Iyadoo ay kor iskusii shareerayaan isbaahaysiyada Siyaasadeed ee Soomaaliya, kuwaasi oo loogu diyaar…

Waa Maxay Sababta Ay Puntland Heer Hoose Ugu Dhigtay Dilka Caaqilkii Sanaag oo Ahaa Saaxiibkii M. Denni?

Waxaa kasoo wareegtey labo bil iyo 28 casho markii duqeyn dhanka cirka ah lagu dilay Nabadoon…

Maxay Kawada Hadleen Safiirka Sucuudiga iyo Raysal Wasaare Xamse

Muqdisho (Sahan Post):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa qaabilay safiirka Boqortooyada Sacuudi…

error: