Eritrea oo ku dhawaaqday iney ka baxday ururka IGAD

Asmara (Sahan Post):- Dawladda Eritrea ayaa kudhawaaqday in ay kabaxday uru goboleedka IGAD, waxayna ku eeedeysay in Ururku aan ka dhabeyn wixii loo dhisay, kana shaqeyn wax loo dhan yahay, June 2023-kii ayay Eritrea kusoo laabtay xubinimada IGAD markii ay Itoobiya heshiiyeen.

Itoobiya iyo Eritrea ayaa mid kastaaba cod karaadiyay iyo xulufo, laakiin Casmara ayaa weyday inta badan dalalka IGAD. Labada dal, ayaa kusii dhaw dagaal buuxa.


Discover more from SahanPost, Mapping The Nomad Minds

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error:

Discover more from SahanPost, Mapping The Nomad Minds

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading