Soomaaliya iyo Suudaan oo ka wada hadlay hormarinta xariirka diblomaasiyadeed ee labada Dal.

Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Xamse Aadan Xaadoow iyo dhiggiisa Wasaaradda…

Rag Dhowaan 4 Dumar ah ku dilay Galguduud oo Maxkamad Lasoo taagey.

Maxkamadda Gobolka Galgaduud ayaa maanta u fariisatay kiiska afar dumar ah oo hal qoys kasoo wada…

Gudiga Doorashooyinka DFS oo Mudeeyey Wakhtiga Doorashada Soomaaliya

Muqdisho (SahanPost):– Guddoomiyaha guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan ayaa shaaca ka qaaday…

Dagaalyahan Daaish oo isku dhiibay ciidanka Puntland.

Al-Miskat, Bari, Soomaaliya – (SahanPost): Dagaalyahan looga shakisan yahay inuu ka tirsan yahay kooxda argagixisada Daacish…

Wasiiro Puntland ah oo Xadhiga ka jaray Ceelbiyood Hadaaftimo

Hadaaftimo (SahanPost): Wasiiro iyo Saraakiil ka socota xukuumada Puntland ayaa gaadhay magaalada Hadaaftimo ee Gobolka Sanaag.…

Hassan Shiikh oo Safar Dhuumasho ah ku Tegey Addis-Ababa

Nov 12(SahanPost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa saaka waaberigii hore gaaray magaalada Addis Ababa, caasimadda…

IMF iyo Horumarka Dhaqaalaha Soomaaliya

Nov 13(SahanPost)-Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa soo saartay Warbixinta dib-u-eegista 4-aad ee barnaamijka wada-shaqaynta ah…

Puntland oo Weerartay Ku Qaaday Hogaanka Daacish

Bosaso (SahanPost): Ciidama Puntland ee kula dagaalamaya ururka Daacish buuralayda Calmiskaad, ayaa saaka weerar ku qaaday…

Calooshood u shaqaystayaal lagu tababaro Boosaso. Sawiro

Boosaso, 11(SahanPost):- Madax kala gedisan oo ka tirsan dawlada Suudaan iyo Imaaraadka Carabta ayaa siyaabo kala…

Madax Puntland ah oo Diidey Sheegashadii AFRICOM ee dilka Nabadoon

Badhan, Sanaag, (SahanPost):- Madax iyo saraakiil sar sare oo katirsan maamulka Puntland ayaa iska foogeeyey sheegashadii…

error: