Telavis (Sahan Post):- Israel ayaa magacawday safiirkeedii ugu horreeyay ee loo diro maamulka Somaliland, taasoo sii…
Category: Geopolitical
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kulan la qaatay Xildhibaannada Soomaaliya ku matelaya Baarlamaanka EAC
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo la kulmay Xildhibaannada Soomaaliya ku…
Madaxweyne Mustafe oo Shaaciyey Saamiga Shidaalka DDS.
Jig-jiga: (SahanPost)-Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya, Mustafe Muxumed Cumar, ayaa shaaca ka qaaday in Soomaalida deegaankaasi…
Hassan Shiikh oo Safar Dhuumasho ah ku Tegey Addis-Ababa
Nov 12(SahanPost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa saaka waaberigii hore gaaray magaalada Addis Ababa, caasimadda…
Sweden oo Ciidan Qarsoodi ugu dirtay Soomaaliya
Mogadisho (SahanPost): Dawlada Sweden ayaa cutub ka tirsan ciidankeeda gaarka ah u dirtay dalka Soomaaliya, si…
Calooshood u shaqaystayaal lagu tababaro Boosaso. Sawiro
Boosaso, 11(SahanPost):- Madax kala gedisan oo ka tirsan dawlada Suudaan iyo Imaaraadka Carabta ayaa siyaabo kala…
Madax Puntland ah oo Diidey Sheegashadii AFRICOM ee dilka Nabadoon
Badhan, Sanaag, (SahanPost):- Madax iyo saraakiil sar sare oo katirsan maamulka Puntland ayaa iska foogeeyey sheegashadii…
Jubaland oo Qorsheynaysa Habkii ay uga Hortegi lahayd DFS
Kismaayo (SahanPost): Golaha wasiirada Jubalanda oo uu shir gudoominayey madaxweynaha maamulka Jubaland, Axmed Maxamed Islaam, ayaa…
Baarlamaanka Puntland oo Ka Gaabsaday Heshiiskii Puntland iyo Somaliland
Garowe: Hay´ada sharci dejinta maamulka Puntland ayaa ka gaabsatay oo aan wax war ah kasoo saarin…
Shirweynaha Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika oo lagu soo gabogabeeyay Muqdisho
Muqdisho: Magaalada Muqdisho ayaa lagu soo xiray Shirweynaha Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika (EACCON 2025), kaas oo…