Is Rasaasay Geeri Ka Dhalatay oo Ku Dhex Martay Ciidamada Puntland Gaalkacayo

Gaalkacayo  (Sahan Post):- Israsaas ay is dhaafsadeen laba ciidan oo kawada tirsan Puntland ayaa waxaa ku geeriyootey labo askari oo ka kala tirsan ciidanka Booliska iyo Daraawiishta Puntland. Is-rasaaseyntan oo xalay ka dhacday gudaha magaalada Gaalkacyo, taas oo dhexmartay Ciidanka Booliska oo hawlgal ku jirey iyo Ciidanka Daraawiishta Puntland dhanka kale.

Ciidan ka tirsan Booliska Puntland oo Gaalkacyo u tagay askar qoryo la goosatay ayaa la sheegay in ay jidka u galeen ciidan ka mid ah Daraawiishta, taas oo keentay is-rasaaseynta dhexmartay labada dhinac.

Ma aha markii u horeysey ee is rasaasayn ciidan ka dhalato geeri, weli wax ah ah kamasoo saarin Maamulka Puntland arintan.

Sahan News Desk

info@sahanpost.com


Discover more from SahanPost, Mapping The Nomad Minds

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error:

Discover more from SahanPost, Mapping The Nomad Minds

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading