
Badhan (SahanPost):- Wasaarada Cadaalada iyo Arimaha Diinta ee Puntland ayaa shir wacyigelin ah ku qabatay magaalada Badhan ee gobolka Sanaag.
Wafti uu hogaaminayo Wasiiru Dawladaha wasaaradaas Abdulqadidir Ali Warsame, iyo saraakiisha gobolka arimaha cadaalada ayaa ku sugan magaalada Badhan.
Kulankan oo ah mid wacyigelin ayaa waxaa lagu casumay qaybaha kala duran ee bulshada sida, dhaqanka, haweenka, dhalinyarada iyo ururuda bulshada rayidka.
Wefidaga Wasiiru Dawlaha ayaa intii ay magaalada ku sugnaayeen waxay booqasho ugu tageen Suldaan Siciid Cabdisalaan.
Kulankan ayay wasaaradu ugn fa´iidaysanaysaa sidii bulshada Badhan loo wacyi gelin lahaa.
Sahan News Desk
info@sahanpost.com
Discover more from SahanPost, Mapping The Nomad Minds
Subscribe to get the latest posts sent to your email.