DEG DEG: Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa goordhow Villa Soomaaliya uga yeeray Xubnihii dhawaan kasoo baxay Madasha Mucaaradka, kuwaas oo kala ah Ra’iisul wasaarihii hore Cumar Cabdirashiid, Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Maxamed Mursal iyo Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa hada kulan albaabadu u xiran yihiin madaxtooyada kula leh Madaxweyne Xasan.
Madaxweynaha iyo Xubnahaan ayaa loo badinayaa in ay kulankooda uga hadlayaan xaalada kasoo korortay KGS kadib markii xubnahaan qaar kamid ah maanta loo diiday in ay tagaan Magaaladda Baydhabo.
Discover more from SahanPost, Mapping The Nomad Minds
Subscribe to get the latest posts sent to your email.