Xildhibaan Faysal Wahaabi oo Ka Hadlay Shirka Nabada Ceergaabo

Garowe (SahanPost):- Xildhibaan Faysal Wahaabi oo ka tirsan Baarlamanka DFS, oo ku metela Gobolka Sanaag, ayaa ka hadlay shirka Nabada ee Magaalada Ceergaabo ee furmay Maanta.

Xildhibaanka oo ka hadlayey arinka shirka ayaa yidhi, “Shirka Ceerigaabo waxa hindisihiisa lahaa Madaxweynayaasha Deni & Cirro; waxa Puntland ku metelaya Suldaanka-guud ee Harti, Warsangeli Suldaan Siciid Cabdusalaan oo Puntland ah, ayaa degan Ceerigaabo ilaa Boosaaso. Mar uu soo hadal qaaday maamulka Waqooyi Bari, “maamulka Laascaanoodna Khaatumo ayaan u naqaan qaybna kama nihin.” Ayuu yidhi Feysal Wahaabi.

Shirkan maanta ku farmay Ceerigaabo, ayaa waxaa ka qeybgalaya beelaha dega wada dega magaalada Ceerigaabo oo dabayaaqadii sanadkii 2024 colaadi ku dhex martay.


Discover more from SahanPost, Mapping The Nomad Minds

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error:

Discover more from SahanPost, Mapping The Nomad Minds

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading