Sanaag:- Xaalada Samiira Cabdikariin oo ah gabadh yaar oo 8jir ah ayaa kusfi iyo dil fool xun loo gaystay

Sanaag:- Xaalada Samiira Cabdikariin oo ah gabadh yar oo 8jir ah taas kusfi iyo dil fool xun loogu geystay Miyiga degmada Xingalool ayaa hadda lagula tacaalayaa Cusbitaalka weyn ee Magaalada Garowe.
Muqaalo iyo sawiro argagax leh oo la helay ayaa muujinaya nabadrada ay arxan laawayaashu u  ugeysateen Samiira, laamaha amaanka Degmada Xingalool ayaa xiray eedaysanayaasha oo Hadda lagu wado baadhitaan.
Sidoo kale xaalada gabadha yar ayaa kasoo daraysay waxana la qorshaynayanaa in loo qaado dhakhtar dalka dibadiisa ah
Dawlada oo hadda kiiskan gacanta kubhaysa ayaa looga fadhiyaa inay ciqaabta ay mudantahay ay marto cida but lagu cadeeyo fulinta kiiskan foolxumada ah.
ka kooban 3nin wada oo 8 jir ah inta la kufsaday baa la jarjaray indhihii waa laga tuuray surka waa laga gowracay jidhkeeda dhan toorayo baa laala dhacay inantii yarayd wali kooma bay ku jirtaa waxaa rajeyn in puntland sidii aisha ilyaas oo kale cadaalad ugu raadiyo inantaa yar.
Sahan News Desk
info@sahanpost.com

 


Discover more from SahanPost, Mapping The Nomad Minds

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error:

Discover more from SahanPost, Mapping The Nomad Minds

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading