
Muqdisho (Sahan Post):- Ra’iisul Wasaaraha XJFS Xamsa Cabdi Barre ayaa hoygiisa ku qaabilay, kulan casho ahna kula qaatay qaar ka mid ah Isimada Puntland oo booqasho ku joogay caasimadda dalka, kuwaasi oo casumaad ka helay Dawlada Federaalka-
Ra’iisul Wasaaraha ayaa si diiran usoo dhoweeyay Isimadda oo kala ahaa Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil, Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Yaasiin, Suldaan Mursal, iyo Suldaan Maxamuud Xaaji Cabdullaahi, iyo marti kale.
Discover more from SahanPost, Mapping The Nomad Minds
Subscribe to get the latest posts sent to your email.
