Badhan ( Sahan Post):- Warar laga helayo magaalada Badhan ee Gobolka Sanaag, ayaa tilmaamaya in xabsiga…
Author: Sahan News Desk
Wasiir Gamaal oo Xilkii Wasaarada Ganacsiga Gala Wareegey Geesood.
Muqdisho (Sahan Post): – Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta…
Wafdigii u Horeeyey Ee Golaha Mustaqbalka oo Gaadhay Kismaayo iyo Arimaha Doorashada Soomaaliya.
Kismaayo (Sahan Post):- Jubaland ayaa maanta soo dhawaysay wafdigii ugu horreeyay oo ka qaybgalaya shirka Kismaayo…
Puntland iyo DDS oo Kawada Hadlaya Amaanka Xuduudaha
Garoowe (Sahan Post):- Guddoomiyaha gobolka Nugaal Cabdiraxmaan Xaaji Abshir ayaa maanta kulan la qaatay wafdi uu…
Warbixin Sydney: Ugu yaraan 12 qof oo ku dhintay weerar toogasho ah oo ka dhacay Bondi Beach
Sydney (Sahan Post) – Ugu yaraan 12 qof ayaa ku dhintay, halka tiro kalena ay ku…
Wasaarada Waxbarashada DFS oo Shaqaalaysiinaya 10.000 Macalin
Muqdisho (Sahan Post):-Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ayaa shaacisay in ay dhameystiri doonto qorshaha 10,000 macallin oo ay…
Saraakiil Ka Socota Wasaarada Maaliyada oo Booqanaya Badhan
Badhan (Sahan Post):- Saraakiil uu hogaaminayo ku-simaha Xisaabiyaha Guud ee Dowladda Puntland Mudane Cali Jaamac Gaashaan…
Axmed Madoobe oo Q.Midoobe iyo Midowga Yurub kala hadlay shirka mucaaradka ee Kismaayo
Kismaayo (Sahan Post)-Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe, ayaa kulan la yeeshay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, James…
Eritrea oo ku dhawaaqday iney ka baxday ururka IGAD
Asmara (Sahan Post):- Dawladda Eritrea ayaa kudhawaaqday in ay kabaxday uru goboleedka IGAD, waxayna ku eeedeysay…
Trump oo ku Dhawaaqay Weeraro Dhulka ah oo lagu Bartilmaameedsanayo Venezuela
Tallaabo geesinimo leh oo loogu talagalay in lagu xakameeyo ka ganacsiga daroogada ee baahsan ee ka…